Baadi-goob tv

Baadi-goob tv barnaamijyo iyo warar ku xiiso galiya ayaad naga heli doontaan.

08/08/2023

Wacdi waano iyo illaah kacabsi qabrigaa inoogu fillan illahay khatumada khayr baan ka barinay

30/01/2023

Xaggey ka yimaadeen Ciyaal weero?

yaa qaadayo masuuliyadda ilmaha yar-yar ee masaajidka hortiisa kabaha ku baalasho?

Prof. Abdirizak Hashi. xuquuqda Muuqda Salaam Cable TV

Wasiirka Gaashaandhigga Jabbuuti, Xasan Maxamed Cumar oo Muqdisho gaadhay. Jabbuuti ayaa kamid dalalka ay ciidamadu ka j...
30/01/2023

Wasiirka Gaashaandhigga Jabbuuti, Xasan Maxamed Cumar oo Muqdisho gaadhay. Jabbuuti ayaa kamid dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

Ku dhawaad 30 qof ayaa ku dhimatay, 120 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ka dhacay masaajid, magaalada Peshawar ee dalka ...
30/01/2023

Ku dhawaad 30 qof ayaa ku dhimatay, 120 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ka dhacay masaajid, magaalada Peshawar ee dalka Pakistan.

"NISA hadba waxa ku adeegta hadaba rajiimka xilka haya." - Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
30/01/2023

"NISA hadba waxa ku adeegta hadaba rajiimka xilka haya." - Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

30/01/2023

War Dag Dag: Xildhibaan Mahdi Guuleed oo lagu buuqay kadib markii Somaliland u aqoonsaday dal kamid dalalka Geeska Afrika. Buuq ayaa hareeyay golaha shacabka~ Daawo

28/01/2023

Jabuutaawi oo arimo xasaasi ah ka sheegay shirkii dhulbahante ee aaya ka talinta gobolada ssc

28/01/2023

Maxaa kala qabsadey arday iyo macalinkooda fadlan daawo oo ku tusaale qaado

11/09/2022

deeqa maxamed bare oo ka sheekeyneysa taariikh nololeedkeeda xiligii AUN aabaheeda dalka madaxweyne ka ahaa

11/09/2022

Dr Jalaaludiin oo ka sheekeenaya dhacdo xanuun badan oo ku saabsan isticmaalka maandooriyaha.

Credit:Minbar Initiative

Soomaali booyaddiisa ula baxay Bayraqdar TB2 [Diyaaraha casriga ah ee dagaalka ee Turkiga]
11/09/2022

Soomaali booyaddiisa ula baxay Bayraqdar TB2 [Diyaaraha casriga ah ee dagaalka ee Turkiga]

05/09/2022

meshii aan ku yabay ayaan fadhiyaa ! daawo wiilkan oo food dheer jartay iyo aabihiis Oo Timta Dhulka Kadhigaya 🤔

Address

Ruaka

Telephone

+254724385874

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baadi-goob tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category