Ayub karlo news

Ayub karlo news Wararka ugu dambeeyay ee gudaha iyo dibadda. Ku xirnow si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyay ee maalin kasta.

📌 Xaqiiqo ✅
(2)

Waxaan kuu keenaynaa warar degdeg ah, dhacdooyinka muhiimka ah, ciyaaraha, madadaalada, iyo fursadaha bulshada Soomaaliyeed.

JIGJIGA: Golaha Baarlamanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa meelmariyey 14 degmo oo cusub, iyada oo tirada degmooyin DD...
26/07/2025

JIGJIGA: Golaha Baarlamanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa meelmariyey 14 degmo oo cusub, iyada oo tirada degmooyin DDS ay noqonayaan 109 degmo.

Degmooyinka cusub ee la ansixiyay waa:

1. Daarimi 8. Bayaxoow
2. Biyada 9. Burqayar
3. Bulladari 10. Xagar-Moqor
4. Gara-nuugle 11. Shakisa
5. Shaxda-Buuhoodle 12. Bacaad-Wayne
6. Duuban 13. God-Dheere
7. Caleen 14. Cobosha

Degmooyinkan ayaa waxa todobaadkii h**e meelmariyey Golaha xukuumadda, waxaan weli Baarlamanka la hor-keenin Gobollo & Maamul-magaalooyin cusub oo iyana la soo kordhiyey.

20/06/2025

ISR ayaa saaka duqeysay xarumo militari oo ku yaala dalka IRAN iyo seddex goob oo ay sheegeen in laga soo tuurayay Gantaalada IRAN, sida uu baahiyay Tv-ga Aljazeera.

Duqeynta ISR ayaa la sheegay inay timid wax yar kahor inta IRAN aysan saaka duqeyn Magaalada Beersheba.

Gantaalka ugu awoodda badan gantaaladda Iran 🇮🇷Gantaalka Fattah | Waa gantaalkii ugu horreeyay ee aad u dheereeya kana d...
14/06/2025

Gantaalka ugu awoodda badan gantaaladda Iran 🇮🇷

Gantaalka Fattah | Waa gantaalkii ugu horreeyay ee aad u dheereeya kana dheereeya dhawaqa (hypersonic) oo ay Iiraan samaysato, waxaana si rasmi ah loo soo bandhigay 6-dii Juun 2023kii.

Gantaalkan oo ka kooban laba qaybood, qayb h**e oo 10 mitir ah iyo qaybta Mdaxa oo iyaduna gaaraysa 3 Mitir ayaa leh awood uu ku gaari karo Israa’iil 6 daqiiqo gudahood, isagoo gaysan karra bubrur tobanaan jeer ka awood badan ganataaladda kale.

Soo saaristiisu waxay Iiraan ka dhigtay dalka afraad ee leh gantaallo hypersonic ah kadib Ruushka, Maraykanka, iyo Shiinaha. Gantaalka Fattah wuxuu sare u awoodda milatari ee iiraan, waana hubka ugu dmabeeya ee ay u adeegsan doonto iska hor imaadyadda ay la gasho reer galbeedka.

12/06/2025

"Walaalayaal Fadlan I Maqal 🙏💔"

Walaal naga mid ah ayaa ku jiro xaalad adag oo deyn ah oo gaareysa Ksh 200,000 (qiyaastii $1500). Deyntaasi waxay sababtay walwal iyo culays nafsi ah oo xooggan, wuxuuna si xishood leh u codsaday caawimaad.

Waa qof sabar badan, balse hadda wuu jilcay – wuuna baahanyahay taageeradeennii.
Haddii aad awoodo wax kasta oo yar – xitaa 5 dollar (500 shilling)– fadlan ku caawi.

Hadad Kenya jogtid Lacagta waxaa lagu diri karaa +254716622485

Rabbi ha idin barakeeyo qof kasta oo qalbi wanaagsan leh.
Fadlan la wadaag si ay dad badan u arkaan.

Admin 🖊️

Luul Sharif “ Nin Hadii uu Tago Danihiisa ayuu u Tagay aniga maahi Naagaha Nimanka u Sajuuda Mustaqbalkeyga Nin Kuma Xir...
12/06/2025

Luul Sharif “ Nin Hadii uu Tago Danihiisa ayuu u Tagay aniga maahi Naagaha Nimanka u Sajuuda Mustaqbalkeyga Nin Kuma Xirna, Ninkii Adab Ku Joogi waayo Hada ha Baxo, Ninkan Aduunka ugu Jeclahay Hadii uu Edeb Ku Joogi Waayo K**a Daba Calaacalayo, ku Kale ayaan Soo Xareysan”

Maalmo ka hor ayeey laheyd Nin ka Roon ayaan helay, Wiligiis igama Tagayo Maantana Waa sidaan Jaceylka Social Media Waa Khiyaali.

Maxay Kula Tahay Adiga?

12/06/2025

Sida laga soo xigtay wargeyska New York Times, militariga Iran iyo saraakiisha sare ee dawladda ayaa yeeshay kulan gaar ah oo lagu go’aamiyay jawaabta ay Iran ka bixinayso haddii ay weerar kala kulanto Israa’iil. Ilaha wargeyska la hadlay ayaa sheegay inay Iran , isku diyaarisay si deg deg ah inay uga jawaabto nooc kasta oo weerar ay la kulanto, iyadoo adeegsanaysa gantaallada riddada dheer iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, si ka xooggan weerar kasta oo ay h**ey u fulisay.

DEGDEG : Askari Booliis ah oo katirsan Maamulka Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa Maamo Lix Caruur ah heysta ku toogtay hal...
12/06/2025

DEGDEG : Askari Booliis ah oo katirsan Maamulka Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa Maamo Lix Caruur ah heysta ku toogtay halkaasi, kadib Markii la sheegay in dhul ay deganeed cagaf cagaf la geliyay gurigeedana loo saaray marka ay weydiisay arinta jirtana Xabad loogu Jawaabay sida ay Warbaahinta u sheegeen Ehelka Marxuumada.

Elon Mask oo laga adkaaday asagoo sheegay inuu ka shalaaynayo Post-yada qaar uu ka qoray Madaxweyne Trump waxa uuna shee...
12/06/2025

Elon Mask oo laga adkaaday asagoo sheegay inuu ka shalaaynayo Post-yada qaar uu ka qoray Madaxweyne Trump waxa uuna sheegay inuu fogaaday.

Gabadhaan ayaa dhahday" inaad uur yeelato waa ceeb waayo marwalba banaanka u baxdo qof walboo ku arka wuxuu ogaan in lag...
12/06/2025

Gabadhaan ayaa dhahday" inaad uur yeelato waa ceeb waayo marwalba banaanka u baxdo qof walboo ku arka wuxuu ogaan in lagu cunay🤣

Gabaray maxaa ka jira arintaan😁

Hadiii Naag Lacag Lagu Hayn Karo Elon Musk Baaa Talulah Lacag ku Hayn lahaaa oo ah Ninka aduunka Ugu Taaajirsan Markaaas...
12/06/2025

Hadiii Naag Lacag Lagu Hayn Karo Elon Musk Baaa Talulah Lacag ku Hayn lahaaa oo ah Ninka aduunka Ugu Taaajirsan Markaaas buuu Mid xayraaan ahi ku Oran naagtiii baa Lacag la aaan igaga tagaysa

Kaliya Waxaa Lagu Hayn karaaaaa in Xabuuubta loosoo iibiyo kadibna guriga Lagala shaqeeyo dumarku Waa Inaga wata

Saakau ayuu igu soo Kalahay isaga oo leh: ma maqashay inaan sidiinnii oo kale aan beeshii caalamka yeelnay oo aan qabkii...
12/06/2025

Saakau ayuu igu soo Kalahay isaga oo leh: ma maqashay inaan sidiinnii oo kale aan beeshii caalamka yeelnay oo aan qabkii soo celinay?

Maanta war cajiib ah ayaadba wadaaye maxaad sameeyseen widaayoow ayaan waydiiyay.

Kuyeh “waxaan warqad canaan ah u qornay Midowga Yurub.”

Maba ka waalin ee waxaan ku iri:
Canaan caddaan kaama celisee markaad ceyriseen sidii Nicholas Haysom telefanka igu soo celi.

Nimankii ay maalmo ka hor lixda joog oo kabaha ah [hadde waa 6 joog oo qura oo bakaaro $300 ka yar ka jooga] ay deeq ahaanta uga guddoomeen ayay ku leeyihiin waa la tirsannay!!

Sidoo kale waxaa jirtay mar LIX Laptop oo qura la guddonsiiyay.

Qof qab leh ayaa quursiga diida.

12/06/2025

UUUU 😂😹😂

Adres

Amersfoort

Telefoon

+254722131082

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Ayub karlo news nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Ayub karlo news:

Delen