DARYEL TV

DARYEL TV Online TV publishing news/entertainment/supporting local events and promoting local business.

08/08/2026

Musharraxa xildhibaanimo ee deegaan barlamaaneedka Koonfura Wajeer sannadka 2027,
Mudane. Mohamed Abdilatif Kassim oo loo yaqaanno “MASK”, ayaa taakuleyn xoolo ah u fidiye 40 qoys oo xoolo-dhaqatadii ay saameynta ba'an ka soo gaartay xaaladaha adag ee cimilada iyo abaarihii dhowaan ka dhacay deegaanka.

08/08/2026

Ugas Qorane Bare oo kamid ah oday daqamedka ee jubaland aya edeye dowlada fadaralka Somalia, wuxuna ku edeyee dagaladi dawan kadacay putland, sidokale ugaaska aya tageero umujiye mamulka dowlada jubaland.

08/08/2026

Musharax kursiga Wakilka hoose ee Barwaqo ismamulka wajeer Mudane Mohamed Abdi aya kulan laqaate dadka lagatira badanyahy ee kunool magalada Wajeer.

08/08/2026

"My Family have agreed and offered me to be their Flag bearer in the position of Wajir County Gubernatorial candidate for 2027 general Elections "
Aspiring Governor Ahmed Qolosh.

07/08/2026

Beelaha laga tirada Badanyahy ee dagan magalada Wajeer aya tageero buxda umujiyen musharaxa Wakilka hoose ee degmada Barwaqo Mudane Mohamed Abdi hassan.

07/08/2026

Qaar kamid ah odiyalka magalada Wajeer aya tacsiya udire qoyska iyo ehelki ukabaxe gudoomiyaha magalada Dobley, kaasi oo shiil babur ah kugeriyode agagarka magalada Wajeer.

07/08/2026

"Tolkeyda wad Mahadsantihin sidha quruxda badhan ad usogabgabeysen howshii mudatha der ad sowaden"

" Aniga madama an ahay musharaxa ay gudiga iyo beesha soxushen inu uloolama Kursiga Barasaabnimo ee Wajeer waxan diyar uahay inan ushaqeyo daman rer Wajeer"

Musharax Ahmed Kolosh Mohamed.

07/08/2026

Odiyalka iyo waxgaradka beesha Rer Aw Mahamud aya shegen in beesha ay soxulate Ahmed Kolosh, kuna madali doono kursiga Barasaabka Wajeer 2027.
Waxay sido kale carabka mariyen in ay beesha daman kumideysantahy Kolosh ayna garab buuxa ufidinayan.

07/08/2026

Gudomiyaha guudiga doorashada hoose Rer Aw Mahamud ee Katirsan Belweynta dogodia aya rasmi ah ugudawaqe in ay beesha soxulate Mudame Ahmed Kolosh Mohamed inu uloolama Kursiga Barasaabnimo ee ismamulka Wajeer.

A major political shift is unfolding in Wajir County as the race for county executive leadership picks up momentum.H.E D...
05/08/2026

A major political shift is unfolding in Wajir County as the race for county executive leadership picks up momentum.

H.E Dr. Adan Khalif a respected founder of Ladnan Hospital and a prominent healthcare visionary has officially thrown his hat into the ring for Wajir Deputy Governor.

Known for transforming healthcare delivery, Dr. Khalif’s entry into frontline politics is sending waves across the county.
From the consultation rooms to the political arena Dr. Adan Khalif is expanding his mission of service to Wajir County come 2027

Address

Wajir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DARYEL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DARYEL TV:

Shortcuts

Share

Category