20/12/2025
Shacaabka Degaanka Tarbaj aya cabasho xoogan ka muujinayaan dhismaaha wadada isku xirta wajeer iyo Tarbaj
Dadweynaha aya shegeen in markii h**e loo balan qaaday in loo qodi doona ceelbiyod, isbatal loo dhisi doona iyo shqaleysiinta dhalinyarada balse balan qaadkaasi aya noqday mid an waxba kajirin