Buur-libaax Media

Buur-libaax Media For latest News, Entertainment, Business & Sports Kindly visit here

Mandera leaders and security agencies meet with Churuqo residents in a bid to send condolences and initiate a peace proc...
09/05/2025

Mandera leaders and security agencies meet with Churuqo residents in a bid to send condolences and initiate a peace process.

President Ruto nominates Erastus Edung Ethekon as IEBC Chairperson.
08/05/2025

President Ruto nominates Erastus Edung Ethekon as IEBC Chairperson.

07/05/2025
07/05/2025

Three suspects arraigned garrisa law Court for the Murder of 17yrs girl Gaala Aden

Dacwad-oogaha Guud (DPP) oo Dacwad Dambi Dil ah Ku Soo Oogay Nin, Iyo Laba Kale Dilka Gabar Qaxooti ah oo 17 Jir ah oo k...
07/05/2025

Dacwad-oogaha Guud (DPP) oo Dacwad Dambi Dil ah Ku Soo Oogay Nin, Iyo Laba Kale Dilka Gabar Qaxooti ah oo 17 Jir ah oo ka Dhacay Wajeer

Dacwad-oogaha Guud ee Qaranka (DPP) ayaa maxkamadda sare ee Garissa horgeeyay saddex eedeysane oo loo haysto dilka gabar qaxooti ah oo 17 sano jir ahayd, kaasoo ka dhacay degmada Wajeer.

La-taliyaha Sare ee Dacwad-oogaha, Mr. Benard Owuor, ayaa maxkamadda u sheegay in Maxamed Khaasim Tifow, M***a Sheekh Axmed, iyo Aadan Maxamed Axmed lagu eedeeyay inay dileen Gaala Aadan 22-kii Maarso 2025, deegaanka Lolkuta South, Wara Location, degmada Hadado, ee gobolka Wajeer.

Eedeysanayaashan ayaa lagu soo oogay dacwaddan kadib markii DPP-du amray in meydka marxuumadda dib loo aas-aaso si uu baaritaan rasmi ah u sameeyo dhaqtarka dowliga ah, si loo xaqiijiyo sababta dhabta ah ee geerida.

Marxuumadda, oo dhalatay 1-dii Janaayo 2008, ayaa la guursaday 22-dii Febraayo 2025, iyadoo lagu meheriyay xaflad dhaqanka Soomaaliyeed ah oo ka dhacday xerada qaxootiga ee Dagaheley. Ninka ka guursaday, Maxamed Khaasim Tifow, oo ah 40 sano jir, ayaa ah eedeysanaha koowaad.

Waxaa la sheegay in guurkaasi uu si degdeg ah u noqday mid fashilmay, kadib markii marxuumaddu ay go’aansatay inay diido guurkaas, taasoo keentay gacan ka hadal iyo rabshad.

Saddexda eedeysane waxay ka hor qirteen maxkamadda Garissa inaysan dambiga galin, iyagoo hor istaagay garsoore John Onyiego.

Maxkamaddu waxay amartay in warbixin ku saabsan dammaanad la keeno ka hor inta aan go’aan laga gaarin xabsiga iyo dammaanadda.

Eedeysanayaasha ayaa lagu sii hayn doonaa xabsiga GK ee Garissa ilaa 15-ka May 2025, markaasoo dacwadda dib loo xusi doono.

07/05/2025

Bute, residents Wajir North constituency Support the NG-CDF, Say Funds have been Beneficial.

Update; Rhamu Ward, ChabiA herder and 20 goats were killed by lightning today during a heavy storm while sheltering unde...
05/05/2025

Update; Rhamu Ward, Chabi
A herder and 20 goats were killed by lightning today during a heavy storm while sheltering under a tree. The body is being taken to Rhamu Referral Hospital.

04/05/2025
Update: Wajir West MP Yusuf muliro  Launched Shillings 56 Million bursary.
04/05/2025

Update: Wajir West MP Yusuf muliro Launched Shillings 56 Million bursary.

Isiolo Bulla Pesa youths unites in contributing funds and  rebuilding a Muslim cemetery perimeter wall which collapsed d...
04/05/2025

Isiolo Bulla Pesa youths unites in contributing funds and rebuilding a Muslim cemetery perimeter wall which collapsed due to recent flooding.

04/05/2025

With Hiigsi TV – I just got recognized as one of their top fans!

Address

Barak
Wajir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buur-libaax Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share