NFD TV

NFD TV NFD TV | Digital media platform bringing you news, sports & stories from Northern Kenya and beyond.

10/08/2026

Aqoonyahanada iyo dhallinyarada Beesha Mataan ayaa muujiyay taageero xooggan oo ay u hayaan musharraxa gavanaha ismaamulka wajeer Yahya Mohamed Dahiye, iyagoo sheegay inuu yahay shaqsi dhallinyaro ah, kaas oo fahmi kara hamigooda, caqabadahooda iyo baahiyahooda. Waxay ku tilmaameen hoggaamiye firfircoon, karti iyo awood u leh inuu si hufan u hoggaamiyo Wajeer.

Aqoonyahanada iyo dhallinyaradu waxay sheegeen inay aaminsan yihiin in Yahya leeyahay waayo-aragnimada, aragtida iyo go’aanka looga baahan yahay isbeddelka iyo horumarinta Wajeer, iyagoo ugu baaqay bulshada Mataan inay garab istaagaan musharraxnimadiisa doorashada xilka gavanaha ee 2027.

09/08/2026

Beesha Jibrail(Mohamed iyo Mohamud) ayaa soo Xusheen Abdi Yunis Guliye in u utartamo Xilka Xildhibaanimo ee Mandera North.

Abdu Yunis ayaa sii xogeysanaayo madama uu helaayo taagero buuxo, Siyaasigaan ayaa u muqdo mid u cad cad kursiga Mandera North.

09/08/2026

Yahya Mohamed Dahiye has reaffirmed his bid for the Wajir County gubernatorial seat, expressing confidence in his ability to lead and manage county affairs. Yahya says his experience in devolution since 2013 has given him the knowledge and understanding needed to effectively govern the county.

He made the remarks after meeting with Mataan professionals and youth, and received strong support and encouragement for his gubernatorial ambitions. Yahya Dahiye urged his supporters to rally behind his vision, maintaining that his experience and leadership record make him the right person to steer Wajir County forward.

08/08/2026

Rer-Aw-Mohamud elders, led by Chairman Abdi Haji, have formally presented Yahya Mohamed Dahiye’s application for the Wajir County gubernatorial seat to the Supreme Mataan Elders. The application was warmly received, in line with the community’s traditional structures where matters concerning the gubernatorial position are discussed and determined at the Mataan level.

Yahya Mohamed Dahiye, known for his hard work, experience working with various institutions and commitment to bringing communities together, has expressed gratitude to the elders, leaders and family members for their support, emphasizing the importance of unity, tradition and collective decision-making.

07/08/2026

Musharraxa xilka Barasabka Wajeer, Yahya Mohamed Dahiye, oo ay weheliyaan odayaasha sare ee Beesha Ow Mohamud, ayaa cambaareeyay dadaallada lagu carqaladeynayo midnimada beesha. Waxay ku adkeeyeen in shirka lagu heshiiyay ee 17-ka Sebtembar lagu soo xulayo hal musharrax uu u qabsoomo sidii loo qorsheeyay.

Odayaashu waxay ku baaqeen in guddiga dib loo dhiso, iyagoo ka digay in haddii aan la ixtiraamin heshiiskaas iyo jadwalkii lagu ballamay, Yahya Mohamed Dahiye uu si rasmi ah u sii wadan doono ololihiisa doorashada Gavanaha Ismaamulka Wajeer.

05/08/2026

NECA CEO Sharmake Mohamed has called for urgent action to protect the endangered Somali giraffe, warning that every loss weakens Kenya's biodiversity and natural heritage. He urged communities, conservation agencies, and stakeholders to work together to safeguard the iconic species for future generations.

04/08/2026

Bulshooyinka laga tirada badan yahay ee ku nool ismaamulka Wajeer ayaa muujiyay taageeradooda ay u hayaan Dr. Hassan Mohamed, kadib markii ay dhageysteen baaq mideysan oo ay jeediyeen Suldaanka Fai, Ugaasyada iyo odayaasha dhaqanka ee Dagodia. Odayaasha waxay shacabka ugu baaqeen inay si wadajir ah u taageeraan Dr. Hassan Fuje, iyagoo ku tilmaamay musharrax mideyn kara bulshada isla markaana horseedi kara mustaqbal wanaagsan oo Gobolka Wajeer ah.

03/08/2026

Tarbaj MP aspirant Siyad Osman Siyaro has urged the Omar Abikar family to fulfill the political agreement reached during the last election, saying the Ismail Samatar community honored its commitment by supporting the current Tarbaj MP and now expects the same support in the 2027 parliamentary race.

02/08/2026

Qoyska Ahmed Ferey oo si wadajir iyo taagero buuxo kusoo Xusheen Abdille Yussuf in u utartamo kursiga xildhibaanimo degaanka Eldas.

02/08/2026

Wajir County Assembly Speaker Abdille Yussuf has received a unanimous endorsement from the Ahmed Mohamud (Ferey) family to contest the Eldas Parliamentary seat. The endorsement signals growing unity and support within the family as they rally behind a single candidate for the highly anticipated race.

Address

Wajir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NFD TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to NFD TV:

Shortcuts

Share