28/06/2026
WAR DEG-DEG AH 🚨:
Hoggaamiyaha Sare Iiraan ayaa yidhi: Iiraan ma haysato doorasho kale oo aan ka ahayn inay samaysato hub nukliyeer ah si ay isaga difaacdo cadawgeeda.
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ayaa ku taliyay in khuburada dalkiisu si xawli ah u sii wadaan sameynta barnaamijkiisa hubka nukliyeerka.
Sida warbaahinta qaar sheegtay, Tehran waxay isku diyaarinaysaa inay ka baxdo wada-hadallada nabadda, isla markaana ay dardargeliso dadaallada lagu horumarinayo laguna soo saarayo hub nukliyeer ah sida ugu dhaqsaha badan.
Hadalka hoggaamiyaha Mojtaba Khameeni ayaa sidan u dhignaa.
“Iiraan ma haysato doorasho kale oo aan ka ahayn inay samaysato hubka nukliyeerka ah si ay isaga difaacdo dhinacyada cadawgeeda.”