Eng Yuyu

Eng Yuyu Kusoo dhawow bogga rasmiga ah ee Eng Yuyu! Halkan waxaad ka heli doontaa muuqaalada Tiknoloojiyadda.

22/07/2025

Sida Taleefankaaga Loogu Xirto Hab Ammaan ah oo Qarsoon.

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

Garaadka macmalka ah (AI) wuxuu durba beddelayaa boqolaal shaqooyin ah, waxaana jira kuwo kale oo badan oo uu hadda u so...
21/07/2025

Garaadka macmalka ah (AI) wuxuu durba beddelayaa boqolaal shaqooyin ah, waxaana jira kuwo kale oo badan oo uu hadda u socdo.

Shaqooyinka soo jireenka ah sida: xog-ururinta, adeegga macaamiisha, Weriyenimada, xisaabinta fudud iyo Shaqooyinka Xafiisyada... dhammaan waxay halis ugu jiraan in si buuxda loogu wareejiyo mashiinnada macmalka ah.

Laakiin waxaa jira hal waddo oo aad kaga badbaadi karto, waana inaad baratid xirfad muhiim ah oo ay adag tahay in lagu aamino Ai.

Haddii aadan horay ugu baraarin hadda ayaa la joogaa waqtigii aad ka guuri lahayd shaqooyinka laga maarmi doono una jiheysan lahayd xirfadaha laga maarmin adigana si shaqsi ah kuu anfici doona.

Xirfadda aad maanta ku shaqeyso, ma is leedahay AI baa beddeli kara?

18/07/2025

Galaxy Flip 7 & Fold 7: Ma Isbeddel Dhab Ah Mise Qurux Kaliya? ๐Ÿค”

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

17/07/2025

Barnaamijka Maxaa Kuu Qarsoon? ayaan marti ku ahaa isbuucan, waxaana ugu jawaabay 25 suโ€™aal oo xasaasi ah oo uu igu gaaday Mahir Hassan.

Ka daawo Bile Tv.

16/07/2025

Aerial Taxi โ€“ Duulimaadkii Magaalada

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

10/07/2025

Maxaad Sameysaa Haddii Sameecadda Gudaha ama Speaker-ka iPhone-kaaga uusan Shaqeyn.

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

Ma ogtahay? inay Apple iibiso celcelis ahaan 7 iPhones ilbiriqsi karaa! Taas oo ka dhigan: 425 xabo daqiiqadiiba, 612,32...
08/07/2025

Ma ogtahay? inay Apple iibiso celcelis ahaan 7 iPhones ilbiriqsi karaa!

Taas oo ka dhigan: 425 xabo daqiiqadiiba, 612,329 xabo maalintii, 223.5 milyan sanadkii.

Taaas oo caddeyneysa in iPhone-ku yahay taleefanka looga iibsi badanyahay kasuuqa smartphones-ka dunida!

Adiga haddii aad reer iPhone tahay noocee ayaad hadda isticmaalaysaa?

03/07/2025

Sida Loo Hubiyo Amaanka WhatsAppkaaga - Privacy Check-Up

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

24/06/2025

Sida loo badbaadiyo dhaxalka iPhone-kaaga Marka Aad Dhimato! - Apple legacy contact.

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

20/06/2025

Samsung Galaxy Buds 3 Pro - Tayada Codka & Features-ka ugu Sarreeya.

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

13/06/2025

4 Qodob Oo Muhiim Ah Inaad Hubiso Kahor Iibsashada Laptop- Laptop Buying Guide 2025

Igala soco:
YouTube: (Youtube.com/engyuyu)
Instagram: (Instagram.com/eng_yuyu)
Tiktok: (Tiktok.com/)
IG Channel: https://ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/

Apple ayaa bandhigga xalay ee WWDC 25 ku shaacisay soo saarista cusbooneysiinta cusub ee iOS 26, kaasoo si weyn diiradda...
10/06/2025

Apple ayaa bandhigga xalay ee WWDC 25 ku shaacisay soo saarista cusbooneysiinta cusub ee iOS 26, kaasoo si weyn diiradda loogu saaray garaadka macmalka ah (AI), naqshad qurux badan, iyo astaamo casri ah oo kor u qaadaya waayo-aragnimada isticmaalaha taleefannada iPhone.

Apple ayaa ka booday iOS 19 una guurtay iOS 26 si dhammaan nidaamyadeeda cusub (iPadOS 26, macOS 26, watchOS 26, iyo visionOS 26) u noqdaan kuwo magac ahaan is waafaqsan si nidaamkooda software-ka uu isugu ekaado.

Ilaa hadda lama shaacinin waqtiga rasmiga ah ee uu toos usoo gaaraayo bulshada, balse sida caadiga ah Apple waxay bisha September lasoo saartaa nidaamkeeda cusub ee iOS, oo ay la socdaan iPhone-ka cusub (iPhone 17).

Marka uu soo baxo iOS 26 filo muuqaal gaar ah oo aan ku falanqeynaayo farsamooyinka iyo astaamaha ku cusub iOS 26.

Adiga iPhone-kaaga ma heli doonaa iOS 26?๐Ÿ‘‡

Address

Cyberjaya

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Yuyu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Yuyu:

Share