Haashim Mohamed

Haashim Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haashim Mohamed, Digital creator, 45-H, Road 12, Karachi.

13/02/2026

Qorshaha soo socda.

Gobolka Hawara ayaa lagu dhawaqaya, deed a Gobolka Awdal+Hawaro waxay noqonayaa ismaamul Etoobiya hoos taga.

Abwaan Shacayb Yare ayaa yidhi Dalka waxaan moodayay in uu dhaafay xiligii laysu xidhi jiray qof baa hadlay iyo fikirkii...
13/02/2026

Abwaan Shacayb Yare ayaa yidhi

Dalka waxaan moodayay in uu dhaafay xiligii laysu xidhi jiray qof baa hadlay iyo fikirkiisu cabiray Laakiin boorama sharci gaar ah baa ka shaqeeya malaha.

Muxuu yahay sharciga gaarka ah ee Abwaanku sheegay?

Wariye Faysal Muuse

09/01/2026

Baddii saaxiibkii ku dhintay 10 sano ka hor ayuu maalin walba tagaa , waa qiimaha saaxiibnimada dhabta ah

09/01/2026

Sheeg Reerka maalintay Siti iyo Ayshaca kasoo baxayeen lagu yidhi Saylac tagoo qabsadda ilaa imikana dhaafi laha Habaas iyo jidhi?

Intii caqli noqon lahayd, xaar bay u noqotay.
07/01/2026

Intii caqli noqon lahayd, xaar bay u noqotay.

Ninkan haku fogaan laba eray ka dheh, cid kasta xaalkisa og. Hadaladiisiina maxaa ka xasuustan mujaahidkan dharka iyo qo...
07/01/2026

Ninkan haku fogaan laba eray ka dheh, cid kasta xaalkisa og. Hadaladiisiina maxaa ka xasuustan mujaahidkan dharka iyo qorigaba isku sawiray aan wali goob dagaal tagin.

Address

45-H, Road 12
Karachi
1200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haashim Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share