Qoftoo caan eh ayaan shukaanso i iri oon ka yar helay .
War ileen balo maxaa igu watay waaban ayadoo video iga samaysay ay wixii na dhex maray uga sheekaynayso waa Alxm magacaygii kumay darin😀😀
Yaan lagu dagdagin hablaha caanka😀
17/05/2024
17/05/2024
Way ku dhacday kabtan baara😀😂
19/04/2024
21/01/2024
SADAAM XUSAYN.
Madaxwayne islaam ah oo lagu fuliyey xukun dil ah kaasoo amarkeeda iyo suurto galnimada in gacanta lagu dhigoba ay iska lahaayeen ameericanku .
Waxaa cajiib ahayd xiliga lagu asteeyey ee la fuliyey daldalaadiisa oo ku beegnayd maalic ciid islam ah waliba ciidka xarafo si loo tijaabiyo falcelinta dadka islaamka loona tuso sida ay daciifka u yihiin .
Adiga makula tahay inaad dhawaanahan aragtid madaxwayne ama hogaamiye soomaliyeed oo islaam ah in ay daldalaan ama xukun lamid ah kaas ku fuliyaan itoobiyanku ?!
maadaama aad aragtid in jigjiga oo magaalo somaliyed ah lagu xusay ciidka ciristanka waliba taalada sayidka.
Bal adba.!
17/11/2023
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]🫶❤
Be the first to know and let us send you an email when Abdinur Abdulkadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.