MARWA Skin care

MARWA Skin care Dadka I jecel Ana jecel👉❤️❤️❤️❤️❤️❤️‍🔥🙋

NICE 🫡🤪
15/09/2024

NICE 🫡🤪

Nin ayaa guursaday xaas labaad oo aad u qurux badan.Xaaskiisi 1aadna waxey aheyd naag aad u koolkoolisa oo xataa qaraha ...
15/09/2024

Nin ayaa guursaday xaas labaad oo aad u qurux badan.

Xaaskiisi 1aadna waxey aheyd naag aad u koolkoolisa oo xataa qaraha inteysan u keenin uga soo bibixisa miraha oo ❤️ cml ugu soo jarjarta.

Xaaskan labaad waxey aheyd naag nafteeda lee ku maqan oon fursad u hayn nin la koolkooliyo iyo afaarahaas.

Maantaba waxay u keentay qare mirihiisi wata oo aad u waaweyn oon si qurxan looso jarjarin.

Ninki markuu arkay qarihi miraha lahaa ayuu intuu qiirooday xaaskiisi 1aad soo xasuustay, indhihiisina ilin kusoo istaagtay 😥

Markaasuu yiri:
Alla wuxu xaasidsaneydaa, qare bilaa miro eh ayey isiin jirtay 🙂💔🙃🙃

Ilmaheyga ayaan aabahood kasoo xaday waa lamo cunug  biloyin  ka hor kla tagnay wuu iga qaatay ana waa iska siiyay sabab...
14/08/2024

Ilmaheyga ayaan aabahood kasoo xaday waa lamo cunug biloyin ka hor kla tagnay wuu iga qaatay ana waa iska siiyay sababto ah ani waxba uma heyn ehelkeygana majoogan baadiyahe daganyihin asaga wuxu yiri shilin makugu siinaayi waxaan islaha sug intee wax iska toosayan naagu guursaday ayuu ugeeyay ayadana wee shaqeesa gabar yaro ayada dhashay aya guriga joogta ilmhihi dayac io diif tira badan ayaa ka muuqata 😭 cunugayga asago socod yaqano dhiibay hadana wuu kuf kufaa tabar daro darteed ninkiina balwad buu bartay waana waxa iskugu dhacnay hadana naag jaad gado ayuu guursaday k**a qasno ilmahaygana waa silceen waxaan go aan sady inaa soo wato isbuuc kahor wacay wuxuu igu yiri ilmo kuuma haayo mana kusiinayi waan ogahy sbbto sas ileyahy ehel iima dhawo shalay galab ayaa ayago maqan soo watay bajaj kula soo fakaday. Meelihi uu igu yaqinay dhan waka fogaaday oo gabar muslim oo waa h**e is barane gurigeeda ayaa jooga ilmaha hooyaday ayaa waaku heeyna iiken igu tiri anigana baladka inaa galo oo ushaqeeyo ayaa rabaa oo markey waxbarasho gaaran soo wato anoo isku filan ilmhii inaa wado oo hooyo ugeeyo ayaa raba anigana qarash 20 dollar oo gabarta la joogo isiisay ka heesta gaarigana sii socod io soo soco 55 dollar igu baxaeso inan isla markii soo noqdo oo shaqeeyo ayaa rabana 35 ayaa iga dhiman 35 qof oo min hal dollara oo igu caawiso mahelaa ama xita qof ideymiyo oo iga sugo maantan garab idinkaga baahanahy telephonkeeyga xitaa maanta suuqa geeyay waxaa lii dhahy 15 dollar xita ma gooyo qof walba waa wacay waxna waaka waayay lakin bil aadamka waqtiga adag ayaa labartaa iina soo duceeya in ilaahey f***j iifuro rabi bbaan talo saartay maskaxdeyda see ufikireesay idinka iigu soo dhacay admin siida

10/08/2024

Dadka maxad ku qolowdaan ?
Anigu Beenta adban u necbahy qof wayno Ben I shega😏

Rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo ASMA_XASAN AADAN    oo hargeisa goordhayd ku geeriyootay.
09/08/2024

Rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo ASMA_XASAN AADAN oo hargeisa goordhayd ku geeriyootay.

Masjid all nabawi😘 turkey 🇹🇷
05/08/2024

Masjid all nabawi😘 turkey 🇹🇷

Elon Musk ayaa shaaca ka qaaday lacagta uu faa’idada u helo ilbiriq walba. Ninka adduunka ugu taajirsan ee Elon Musk aya...
02/07/2024

Elon Musk ayaa shaaca ka qaaday lacagta uu faa’idada u helo ilbiriq walba.

Ninka adduunka ugu taajirsan ee Elon Musk ayaa yiri “runtii ilbiriqsi walba waxaan faaido ahaan u helaa $537”

Najma Abdinaasir Ciise "Fanku waa shaqadayda qofna ma ogolo inuu shaqadiisa ka tago, dadka igu maagaya may xijaabato iyo...
02/07/2024

Najma Abdinaasir Ciise "Fanku waa shaqadayda qofna ma ogolo inuu shaqadiisa ka tago, dadka igu maagaya may xijaabato iyo may Heesaha iska dayso waxaan leeyahay kuwa yimaada showgayga ayaa iga qaawan anigaa qaarkood ka Asturan idinka ayaana dhagaysta heesahayga ee Geel iyo Ari ma dhagaysto.

isku danbi baynu nahay hadaan anigu danbi leeyahay Soomaaliyey iga dhamaada, Anigu markaan showga dhigan kaliya ayaanan Xijaaban marka aan suuqa tagayo waan xijaabta iyo markaan tagayo Muxaadaradda"

Maku raacsantahay?
Fikirkaaga hoos noogu reeb.👇

Hanad "Anigu wixii Xafid ku dhacay waan ka xumahay  diyaarna uma ihi Guurka Hafsa sababtoo ah waxaa donayaa Gabar astura...
02/07/2024

Hanad "Anigu wixii Xafid ku dhacay waan ka xumahay diyaarna uma ihi Guurka Hafsa sababtoo ah waxaa donayaa Gabar asturan oo Qurux badan ..
🤣🙈🙈🤣🤣🙈

29/06/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! خادم المؤمنين الباعبودي باعلوي, Maxamed Timo

Geeridu waa xaq, Ilaahay ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Prof. Jawaari, intii uu ka baxay oo qaran iyo qaraabo lehna...
28/06/2024

Geeridu waa xaq, Ilaahay ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Prof. Jawaari, intii uu ka baxay oo qaran iyo qaraabo lehna samir iyo iimaan buuxa ha ka siiyo 😭.

🙈🤣🤣🙈
28/06/2024

🙈🤣🤣🙈

Address

Kuala Lumpur

Telephone

+252615641292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MARWA Skin care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share