DAARTA GUUSHA

DAARTA GUUSHA “The road to success and the road to failure are almost exactly the same.”
(1)

Qur’aanku wuxuu ina xasuusinayaa in nolosha adduunku ay tahay mid ku meel-gaar ah, farxadeeda iyo mashquulkeeduna aysan ...
07/12/2025

Qur’aanku wuxuu ina xasuusinayaa in nolosha adduunku ay tahay mid ku meel-gaar ah, farxadeeda iyo mashquulkeeduna aysan ahayn wax lagu lumiyo aakhiro, Waa in aan Allaah u mahadnaqno oo aan garano xaqiiqada nolosha.

“Raaligelinta dadka waa yool aan la gaari karin, Raaligelinta rabbina waa yool aan laga tagi karin.”
07/12/2025

“Raaligelinta dadka waa yool aan la gaari karin, Raaligelinta rabbina waa yool aan laga tagi karin.”

“Caaqil ma aha ruuxa xaajo uga xiran tahay xaga rabigii ee hadana seexda waqtiga saxarka.”-Ibnu Rajab
07/12/2025

“Caaqil ma aha ruuxa xaajo uga xiran tahay xaga rabigii ee hadana seexda waqtiga saxarka.”
-Ibnu Rajab

Khayrku mar walba laguma helo lacag badan ama awood weyn — mararka qaar hal eray oo wanaagsan, duco ama dhoolla-caddeyn ...
07/12/2025

Khayrku mar walba laguma helo lacag badan ama awood weyn — mararka qaar hal eray oo wanaagsan, duco ama dhoolla-caddeyn ayaa qof qalbigiisa iftiimin karta.
iIlaahay hanaga dhigo kuwo dadka khayr u horseeda ummadana wax tara.

“Qashin iyo qushaash qofkii ah waa la arki doonaa waana kan beri inta dhegta lasoo qabto naarta jahannamo loo kaxeeyo.”-...
07/12/2025

“Qashin iyo qushaash qofkii ah waa la arki doonaa waana kan beri inta dhegta lasoo qabto naarta jahannamo loo kaxeeyo.”
-Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi.

07/12/2025

Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo jawaab ku filan siiyay madaxweynaha mareykanka.

07/12/2025

Salaada iyo cibaadada waa raaxo || Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

07/12/2025

Qiimaha ay leedahay inaad badiso saliga Nabiga SCW || Sheekh Cabdixakiim Sh.Cali Suufi.

Ha murugoon Alle ayaa nala jira, noloshuna waxay noqon doontaa mid sahlan.
05/12/2025

Ha murugoon Alle ayaa nala jira, noloshuna waxay noqon doontaa mid sahlan.

Wal-wal iyo walbahaar muslim kuma dhaco dadka illaah caasiyey ee macaasida 24 saac ku dhex jira kuwaas ayuu illaah ku ri...
05/12/2025

Wal-wal iyo walbahaar muslim kuma dhaco dadka illaah caasiyey ee macaasida 24 saac ku dhex jira kuwaas ayuu illaah ku rida Wal-walka iyo walbahaarka.”

“Nolosha waxaan samir lagu gaarin ma jirto qofaan samir lahayn nolosha waxba k**a gaaro.”-Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil
05/12/2025

“Nolosha waxaan samir lagu gaarin ma jirto qofaan samir lahayn nolosha waxba k**a gaaro.”
-Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Digriga illaah badiya iyo xuskiisa waa waxa daweeya quluubta hamiga iyo wal-walkana fogeeya.
05/12/2025

Digriga illaah badiya iyo xuskiisa waa waxa daweeya quluubta hamiga iyo wal-walkana fogeeya.

Address

Medan Idaman
Kuala Lumpur
53100

Telephone

+252614611020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAARTA GUUSHA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share