Infinite Scroll

Infinite Scroll Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Infinite Scroll, Digital creator, Jalan Genting Klang, Kuala Lumpur.
(4)

17/12/2025

Badaluuu Muusoow 😂😂

Xaliimadaaan horta kooxdee u dheeshaaa😱
12/12/2025

Xaliimadaaan horta kooxdee u dheeshaaa😱

Noocaygiiiii ✨✨
12/12/2025

Noocaygiiiii ✨✨

Balwadda Australia kuma wanaagsana siiba badeecadda ✨
03/12/2025

Balwadda Australia kuma wanaagsana siiba badeecadda ✨

Daadah kaalay dibadda baro😱🔥
03/12/2025

Daadah kaalay dibadda baro😱🔥

Maxaa yaab is dabayaal 😱😂
03/12/2025

Maxaa yaab is dabayaal 😱😂

Marka Xaliimo Ku Kaxaysato oo aduunka gadaashiisa kula tagto waa ku rifrifaysaa 😱😂
03/12/2025

Marka Xaliimo Ku Kaxaysato oo aduunka gadaashiisa kula tagto waa ku rifrifaysaa 😱😂

Waqti😱
03/12/2025

Waqti😱

Maanta Muusayaashaan imtixaamaynaa Muusoow immisa geel ah ama ginni ah ayaad gaadhigaaan caqayaadahu dabceen ka bixin la...
03/12/2025

Maanta Muusayaashaan imtixaamaynaa Muusoow immisa geel ah ama ginni ah ayaad gaadhigaaan caqayaadahu dabceen ka bixin lahayd😱💯

Meel kale ha u raadin haddii ay 200 oo doolar ka badan meher ah ku weydiisato akhas akhas dheh….
03/12/2025

Meel kale ha u raadin haddii ay 200 oo doolar ka badan meher ah ku weydiisato akhas akhas dheh….

Kan Jaambiyoon in la saaruu rabaa malaha waaba nagu wareeray
03/12/2025

Kan Jaambiyoon in la saaruu rabaa malaha waaba nagu wareeray

Dad wariyaal u badan baan arkay oo leh: “Madaxweynaha Mareykanka ayaa Soomaaliya ku tilmaamay qashin.” Markaad u fiirsat...
03/12/2025

Dad wariyaal u badan baan arkay oo leh:
“Madaxweynaha Mareykanka ayaa Soomaaliya ku tilmaamay qashin.” Markaad u fiirsato dadkaas, waxay is moodayaan inay waddan kale ka soo jeedaan.

Adeer, haddii Soomaaliya la caayo, adigana qayb baad ka tahay. Sida la ogsoonyahay, Soomaaliya waa hal wadan. Marka hadduu Trump Soomaaliya caayo, adna qayb ayaad ka tahay—la soco in America iyo meel kastaba waxa lagu joogo magaca Soomaaliya.

Haddii aan dhiiqo galno, adinkuna waad nagula jirtaan . Markay tahay local-ka gudaha, Soomaaliya waan kala baxsanahay, laakiin marka international-ka la joogo, waa Soomaaliya, iyadaana la yaqaan—ama qashin ha ahaato ama ha iska daayso, dalku waa Soomaaliya .

Taas waxa kuu cadaynayso Trump meelo kale wax k**a sheego ileen waa local marka wax micnaha uma samaynayso haduu wax sheego laakiin magaca somaliya ayaa micno gaara samaynaa in aduunka lagaa barto ayaaba ah qayb kamida guusha .

Address

Jalan Genting Klang
Kuala Lumpur

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Infinite Scroll posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Infinite Scroll:

Share