Lii Caato

Lii Caato This is the official page of Liban Adan Ali, a Somali comedian and a video creator.

28/02/2026

Horta aan su’aal idin weydiiyee Asxaabteyda reer mogadisho haben kasta waxaan arka ayadoo laleeyahay Afur wadareed meel hebel lagu qabtay lkn wali ma arkin Saxuur wadareed marka Maxaa saxuur wadareedka Diiday Ifahansiiya?

08/02/2026

Mash allah xildhibanada ridwan haji

Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Aaya-ka-tashiga iyo Midnimada Beesha Indhayer Sacad, ka...
20/01/2026

Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Aaya-ka-tashiga iyo Midnimada Beesha Indhayer Sacad, kaas oo ujeeddadiisu yahay xoojinta midnimada, talo-wadaagga iyo horumarinta mustaqbalka beesha.

Beesha Indhayer, oo ka mid ah beelaha Sacad, ayaa caan ku ah taariikh dheer oo dhanka siyaasadda iyo hoggaaminta ah, waxaana ka soo baxay halyeeyo iyo halgamayaal door muuqda ka qaatay taariikhda dalka.

Shirweynahan ayaa waxaa ka qeyb galaya ergooyin ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadda, kuwaas oo matalaya qeybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha dhaqanka, dhalinyarada, aqoonyahannada, culimada, haweenka, saraakiisha iyo siyaasiyiinta beesha.

Inta uu shirku socdo, waxaa diiradda lagu saari doonaa dib-u-qaabaynta doorka siyaasadeed ee beesha, xoojinta midnimada iyo wadajirka, iyo sidoo kale horumarinta deegaanada ay beesha degto, iyada oo la eegayo fursadaha horumarineed iyo caqabadaha jira.

Waxaa la filayaa in shirweynaha ay ka soo baxaan qodobo iyo go’aamo muhiim ah oo lagu xoojinayo doorka beesha ee arrimaha siyaasadda, bulshada iyo horumarinta deegaanada, kuwaas oo saldhig u noqon doona midnimo iyo horumar waara.

Jilicsantii raaliyo eheed wakaas waku kala baxay kobkina waa ka qaadayHoryalkana meel iisii dhiga😂Hambalyo barce fans
11/01/2026

Jilicsantii raaliyo eheed wakaas waku kala baxay kobkina waa ka qaaday

Horyalkana meel iisii dhiga😂

Hambalyo barce fans

Never give up blue  never🤣🤣🤣 anagoo isku dhexdadsan 🤣🤣
04/01/2026

Never give up blue  never🤣🤣🤣 anagoo isku dhexdadsan 🤣🤣

27/12/2025

War nio koxdan chelsea macalinkan waalan wax kaqabto malahan miyaa malinba shax iskaga soo galaayo nacalaa dhaleez😡🤦‍♂️

Address

Kuala Lumpur
53300

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lii Caato posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category