29/09/2026
QABRI BAYAX!?
QABRI BAYAX waxay ismaamul tahay 10 sano ka badan walina laamidii ay ETHIOPIA dhistay oo dhamaatay bay iska hagaajin la yihiin wax laami ah oo loo dhisay ma jiro maamul xumu tii ugu darnayd kb bay haysataa
Wadada harta shaikha waxaa la bilaabay 2017. 9 sano ayay socotaa uun 🤣 faanooole fari k**a Qodna 🙈
Waxaa Rajay nayaa in maamul fiican hesho magaaladaan dhibaatooyin maamul xumo oo ad u wayn la daalaa dhacaysa mudo 10 sano ah
Anigu suldaanka waan wataa e wadada harta shaikha ha dhameeyo ☝️