Ayub karlo news

Ayub karlo news Wararka ugu dambeeyay ee gudaha iyo dibadda. Ku xirnow si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyay ee maalin kasta.

πŸ“Œ Xaqiiqo βœ…
(2)

Waxaan kuu keenaynaa warar degdeg ah, dhacdooyinka muhiimka ah, ciyaaraha, madadaalada, iyo fursadaha bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweyne xasan sheekh maxamuud makula tahay inuu doorasho qaban doono marka la gaaroWaqtiga doorasha may 15 - 2026.Fik...
27/10/2025

Madaxweyne xasan sheekh maxamuud makula tahay inuu doorasho qaban doono marka la gaaro
Waqtiga doorasha may 15 - 2026.

Fikirkaaga waa muhiim iska daa qabiilka.

Waxay dhalatay 2006 Waxay ka aqli badan tahy Kuwii 1990 dhashay ❀️😊
27/10/2025

Waxay dhalatay 2006
Waxay ka aqli badan tahy
Kuwii 1990 dhashay ❀️😊

27/10/2025

Asxaabey pagekan 10k followers one day an kugaarsino πŸ”₯

27/10/2025

Kusaliya nabigena mohammed scw

Wasiirka warfaafinta Somaliland.
27/10/2025

Wasiirka warfaafinta Somaliland.

27/10/2025

Road to 10k followers

JIGJIGA: Golaha Baarlamanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa meelmariyey 14 degmo oo cusub, iyada oo tirada degmooyin DD...
26/07/2025

JIGJIGA: Golaha Baarlamanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa meelmariyey 14 degmo oo cusub, iyada oo tirada degmooyin DDS ay noqonayaan 109 degmo.

Degmooyinka cusub ee la ansixiyay waa:

1. Daarimi 8. Bayaxoow
2. Biyada 9. Burqayar
3. Bulladari 10. Xagar-Moqor
4. Gara-nuugle 11. Shakisa
5. Shaxda-Buuhoodle 12. Bacaad-Wayne
6. Duuban 13. God-Dheere
7. Caleen 14. Cobosha
βΈ»
Degmooyinkan ayaa waxa todobaadkii h**e meelmariyey Golaha xukuumadda, waxaan weli Baarlamanka la hor-keenin Gobollo & Maamul-magaalooyin cusub oo iyana la soo kordhiyey.

Adres

Amersfoort

Telefoon

+254722131082

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Ayub karlo news nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Ayub karlo news:

Delen