Noma Raage

Noma Raage Waxaan ahay Falanqeeye ka hadlo Ciyaaraha.

12/09/2026

Waxaan diyaar u nahay in aan usoo aarno Walaasheen Man United. 🤣

11/09/2026

Maalin uun waa u baahan doontaa Qareen ee hada waji kasii diyaarso meeshaan oo Follow dheh. 🤣

Neto ayaa laga saxiixay heshiis cusub oo dhaci doono 2032. 😂😂
11/09/2026

Neto ayaa laga saxiixay heshiis cusub oo dhaci doono 2032. 😂😂

August JP ✅September Morgz ⏳
11/09/2026

August JP ✅

September Morgz ⏳

Deg Deg: Xeriirka Kubada Cagta Argentina ayaa Police-ka ku dacweeyay Garnacho, kadib markii uu codsaday in Isaga la siiy...
10/09/2026

Deg Deg: Xeriirka Kubada Cagta Argentina ayaa Police-ka ku dacweeyay Garnacho, kadib markii uu codsaday in Isaga la siiyo Number 10-kii uu mar dhaweed uun iska casilay Leo Messi. 🤣

Miisaanka Culus caadi ah.
10/09/2026

Miisaanka Culus caadi ah.

Palmer saaid ayee saxaafada u wadataa, caawa 1 Goal ah caadi iyo 1 Penalty ayuu dhaliyay kadibna MOTM ayaaba saas lagu s...
09/09/2026

Palmer saaid ayee saxaafada u wadataa, caawa 1 Goal ah caadi iyo 1 Penalty ayuu dhaliyay kadibna MOTM ayaaba saas lagu siiyay iyadoo uu joogay Rogers oo 4 Goal Chelsea u keenay, bandhiga guudna aad uga fiicnaa Palmer.

What a Player. 🥶 Halftime 0-1 nagula lahaa, kadib Ninkaan ayaa soo galay, Leeds dhan biyo caadi ah ayuuba ka dhigay, 3 C...
09/09/2026

What a Player. 🥶

Halftime 0-1 nagula lahaa, kadib Ninkaan ayaa soo galay, Leeds dhan biyo caadi ah ayuuba ka dhigay, 3 Caawin kala daran ayuuna ku sameeyay.

Hahaha Qofkii kaambiyada h**e daawaday wuu qasaaray, Aniga kaambiyada dambe ayaan imaaday, waana ku raaxeestay runtii Bandhigeen Cajiibka ahaa.

Welback, Pep, Neto iyo Barco 🔥

Palmer ⚽⚽
Morgz 🅰️🅰️🅰️

JPM 15 G/A ayee sii marayaan.

09/09/2026

Yow

09/09/2026

Cadnaan Khalifa ayaa saakey iisoo diray heesta Champions League-ga isagoo ileh Sxb masoo jeedaa. 😂

Kadib su'aashan ayaan weydiiyay:

Adres

Barchman Wuytierslaan 53
Amersfoort
3819AB

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Noma Raage nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Noma Raage:

Snelkoppelingen

Delen