Kaah Post

Kaah Post Dhacdooyinka Soomaalida & Caalamka
Waqti walba & Meel walba

02/01/2026

Arrin Halis ah: Madaxweyne Xasan Sheekh & Qorshaha Aqoonsiga Somaliland


02/01/2026

Maxaa Kala Qabsaday Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya?

01/01/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bilaabay Kulammo Deg-deg ah

30/12/2025

Sarakiishii Ugu Muhiimsanayd Puntland Oo Muqdisho U Cararaya — Puntland Oo Wajahaysa Dhaqaale Xumo Baahsan


30/12/2025

Mar walba marka xiriirka aad Rabbiga la leedahay uu daciifo,
isbeddellada xage xun ee noloshaada si degdeg ah ayay u bilaabmaan.

Kaah Post

29/12/2025

Yahuudu Waa dadka ugu Fiican maanta. Kabtan Ayuub

XG-Ayuub Ayub Abdirizak

29/12/2025

Aadanuhu dhibta tirada badan ma adkaysto, illaa uu Ilaahay xiriir dhab ah la leeyahay mooyee."

27/12/2025

Heshiiska Somaliland iyo Israel: Xogaha Qarsoon ee Aan La Shaacin

27/12/2025

Salaad walbo oo aad tukato ku ducayso: 'Ilaahow, ha i marinin jidka Yuhuud iyo Nasaaro' – Sheikh Mustafa

Kaah Post

26/12/2025

Puntland: Marinada Badeedka ee Caalamku Indhaha Ku Hayaan.

Israel ayaa noqotay dalka ugu horreeya ee si rasmi ah u aqoonsada Jamhuuriyadda Somaliland inay tahay dal madax-bannaan,...
26/12/2025

Israel ayaa noqotay dalka ugu horreeya ee si rasmi ah u aqoonsada Jamhuuriyadda Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, in ka badan 30 sano kadib markii ay ka go’day Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Gideon Sa’ar ayaa saxiixay heshiiska dhanka Israel, halka Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu u saxiixay Somaliland.

XG-Times of Israel

Kaah Post

25/12/2025

Waa Kan Aqliga Siciid Cabdullaahi Deni

XG-Yacquub Siyaad Page 📌

Adres

Amersfoort
00252

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Kaah Post nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Kaah Post:

Delen