Xogta Qarsoon

Xogta Qarsoon XOGTA QARSOON waxaan halkan idinku soo gudbinaa | DHACDOOYIN | XOGO QARSOON | oo aanu isleenahay bulshada ayay waxtar u leeyihiin.

14/05/2025

Afhayeenka Subeer Awal oo si kulul ugu jawaabay Saladiinti Maanta Hadashay iyo Boqor Buurmadow

19/01/2025

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Beesha Ogadeen Iyo Nabada Mustafe Cagjar

Waad Ku Mahadsan Tihiin Taageeradiina!Asxaabta qiimaha leh ee ku xidhan XOGTA QARSOON, waxaan idinku bogaadinayaa sida a...
04/01/2025

Waad Ku Mahadsan Tihiin Taageeradiina!
Asxaabta qiimaha leh ee ku xidhan XOGTA QARSOON, waxaan idinku bogaadinayaa sida aad noogu taageertaan safarkeena warbaahineed. Waxaan gaadhnay 40,000 oo subscribers ah, taas oo ah guul wayn oo aan wadaagno dhammaanteen.

Dadaalka aan ku bixino tabinta xogaha iyo wararka muhiimka ah waan sii libin laabi doonaa. Hadafkeennu waa inaan noqono il xog iyo war ah oo la isku halayn karo, idinkuna waxaad tihiin tiirarka guushaas.

Marka h**e iyo marka xiga, taageeradiina ayaa ah tan naga dhigaysa kuwo sii socda. Mahadsanidin!

Sii wad inaad nala jirto, oo la soco waxyaabo cusub oo xiiso leh oo aan idiin soo diyaarinayno!

~ XOGTA QARSOON

28/11/2024

“Maalinta Lagu Dhaarinayo Waxay shacabka Somaliland Kaa Sugayan Inaad Mowqifkaaga cadayso Ku Aadan Heshiiski itoobiya” Suldaanka Guud ee Subeer Awal Suldaan Maxamed Suldaan Axmed

23/11/2024

Afhayeenka Habar Awal oo Kabaha La Dulmaray Suldaan Siciid | Waraysi Gaara Siciid Cilmi rooblewararka caalamkawar deg deg ahsuldaan siciidsuldaanka habar awa...

19/11/2024

Afhayeenka Habar Awal oo Hada Ka Hadlay Natiijada Doorashada Siday u Arkaan iyo Arimo Xasaasi ah

07/11/2024

Afhayeenka Habar Awal oo ka Hadlay isku soo Bixi maanta Kulmiye iyo Arimo Kale | Cawil Cilmi Roobke.

06/11/2024

Afhayeenka Habar Awal oo kabaha La Dulmaray Maayir Mooge | Cawil Cilmi Rooble.

05/11/2024

Afhayeenka Habar Awal oo Ka Hadlay Arimo xasaasi ah iyo isku Daygi Dil ee Shalay Maxamed Kaahin.cawil cilmi rooblehabar awal

30/10/2024

Afhayeenka Habar Awal oo Fariin u Diray Siyaasiyinta Reerka ee Wadani Ku jira | Cawil Cilmi Rooble.

Adres

Amsterdam Centrum

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Xogta Qarsoon nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen