Dh.weyn media

Dh.weyn media Dh.weyn
News

28/07/2025
22/05/2025

Qof walboo reer dhobawey ah page Kan kor noogu qaada oo follow dhaha intaasaad ku xuntihiin waxba Kuma yeeleyseee mxn dad kula tartanaaa hadiinaan garabkayga ahaanin social media wd isticmaashaan MA sawiradaad fiirsataaan yaabayeeee

22/05/2025

Deg.dhobaweyn waa dagmo aan xaqeedii helin wado iyo laydh inay hesho maxaaa hortaagan sidaas oo ay tahay waxaaa ka dhashay mid kamid ah kuwa ugu tunka weyn Deegaanka waxba yaaan dowlad laga sugineee ha LA tashado reeer haaarcadow degmooyinka waxay taagan mxn airport u heli LA.anahay iyo kuliyado anaga faynuus bn shidanaaa adoo macdan gogashu kuu dultaalo baahi udhimo waaa habaaar midkiisa ugu xun

13/01/2025

Waxaan la yaabaa markaan maqlo maamulkii gobalka ama degmooyinka shir qiimeyn wax qabad ah ayay ku jiraraan waxaana ognahay inasan jirin oo shacabku helin adeegyadii aasaasiga ahaaaa
1,biyo la.aaan
2,waxbarasho la.aan
3,caafimaad la.aaan
4,wado la.aaan
Hadaad maanta waxa dadka laguugu dhiibay musuqdaan aadna garab u heysato waxd ogastaa qofka aad dulminasana inuu Alla garab uyahay cid la,awoodo ahna uusan jirin waxba yaan social.meedhiyaha lasoo dhig dhigin shir bn ku jirnaa waxd ku jirtaan qorshaynta iyo dhagarta musuqida hantida shacabka Kuna dhargi meysaan intay hooyo dhiigbaxayso irbad loo waayayo

Talada qof kaa weyn walagaa ha dhayalsanin
13/01/2025

Talada qof kaa weyn walagaa ha dhayalsanin

Talo.ku aadan wadista gaadiidkaWaxaan bulshadeena reeer dh.weyn ee aaan jecelnahay oga digaynaa khatarta shilalka gawaad...
29/06/2021

Talo.ku aadan wadista gaadiidka
Waxaan bulshadeena reeer dh.weyn ee aaan jecelnahay oga digaynaa khatarta shilalka gawaadhida dunida wax walba sharci iyo nidaam ayaa u dajisan runtii ma ilaawsanin qadarta Allah (s.w.t) lkn inta badan sharciga iyo nidaamyada utajisan gaadiidka waxuu yareeyaa halista midna ogoow hadii adigu sharciga wadista gaadiidka heysato oo aad taxadar badantahay midka walaalkaa ah ee isaguna wadaha inuuna aqoon saa.id ah oo ku filan haysan ayaa laga yaabaa ugu danbeyn shilka waa wax halis ah marka is ilaaliya waanu jecelahay nolashiina iyo caaafimaadkiina

28/06/2021
27/06/2021

Galab wanaagsan dhamaan asxaabteena sharafta leh Allaa yacisag

Asc.Dhamaan asxaabteena  sharafta leh ee page keena kuxidhan Waxaan idinka dalbaneynaa maanta inaad dhamaantiina u ducey...
27/06/2021

Asc.Dhamaan asxaabteena sharafta leh ee page keena kuxidhan
Waxaan idinka dalbaneynaa maanta inaad dhamaantiina u duceysaan bulshadeena walaaha ah ee colaada foosha xun ka dhex qaraxday Allah waxaan uga dalbayaa inuu calooshada isku nadiiifiyo iscafiyaan nabadana dib uu Allah ugu sooo celiyo

25/06/2021

So I greet all the friends connected to our page today I want to talk about the civil war that broke out between the brothers and sisters the mistake that happened without anyone blaming me I want to make the honorable community feel that civil war is not a loss but a peace It's the sweetest thing in the world we live in and you can make a profit and not lose

Allaa mahad leh mar haduu arligii barwaaqoobay
04/05/2021

Allaa mahad leh mar haduu arligii barwaaqoobay

Adres

Amsterdam

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Dh.weyn media nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Dh.weyn media:

Uitgelicht

Delen