Kobciye Media

Kobciye Media Kobciye Media Waa Warbaahin Wax Dhista Kala Soco Warar Xaqiiqo Ah Iyo Xog Lagu Kalsoon Yahay
(2)

Kuso Dhowow Kobciye HD Waxaad ka Helaysa Sawiro Tayo Leh Xafiiska Aar Gada Royal Waxa kale oo Aad Ka Helaysa Sawirada aroos Yada Muqalada Meherka Xafladaha Qalan Jabinta Xaflada Dhalashada Sido Kale Muqaalo Tayo Leh So Dhowoow Marwalba Gacamo Furan Iyo Qiimo Macaquul Ah Mahadsanid

13/09/2026

"HADAL TAABAN QALBIGA: Ustaad Abdihaliin oo Sheegay in Dunidu u Baahan tahay Qof Cilad Bixin Yaqaan, ee Aan Aheyn Mid System Dhisa"

13/09/2026

"Laascaanood oo Caalamka la Tartamaysa! Wiil Dhalinyaro ah oo Sameeyey Robot Casri ah oo Af-Soomaali ku Hadla"

13/09/2026

"Ardayda Dugsiga Nasiye ee Kalabaydh oo ka Ilmeysiiyey Qof kasta oo Dhagaystay!"

13/09/2026

"Layla Jamac oo Codkeeda Kor u Qaadday, Waxay Ku Baaqday in Dhaqso loo Dhiso Dugsiga Nasiye"

๐Ÿ’โค๏ธ MEHERKII QARNIGA! โค๏ธ๐Ÿ’Cabdixakiin Cabdi Hayaan, Guddoomiyaha Santarka Saaxdheer ahna Afhayeen Ku-xigeenka Golaha Xild...
12/09/2026

๐Ÿ’โค๏ธ MEHERKII QARNIGA! โค๏ธ๐Ÿ’

Cabdixakiin Cabdi Hayaan, Guddoomiyaha Santarka Saaxdheer ahna Afhayeen Ku-xigeenka Golaha Xildhibaanada Degmada Galxamur, iyo Ubax Axmed Khaliif Maxamed ayaa meherkoodu ka dhacay Jigjiga, Dawladda Deegaanka Soomaalida.

๐ŸŒน Hambalyo Meherkiinna!
Alle ha idinka dhigo lamaane isku waara, jacayl, barako iyo farxadna ku wada noolaada. ๐Ÿคฒโค๏ธ

11/09/2026

DEG DEG: Dugsiga Nasiye Oo Soo Saaray Arday Heer Sare Ah! ๐ŸŽ“๐Ÿ† Guul Waxbarasho Oo Ka Dhalatay Kalabaydh!

๐ŸŽ“ KALABAYDH: Xaflad Sannadeed Lagu Maamuusay Ardayda Dugsiga NasiyeMaanta oo ay taariikhdu tahay 10-ka Sebteembar 2026, ...
10/09/2026

๐ŸŽ“ KALABAYDH: Xaflad Sannadeed Lagu Maamuusay Ardayda Dugsiga Nasiye

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10-ka Sebteembar 2026, ayaa Degmada Kalabaydh ee koonfurta Gobolka Sool, gaar ahaan Hoolka Hass, lagu qabtay xaflad sannadeed lagu maamuusay ardaydii ka qalin-beddelatay fasalka 8-aad ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Nasiye, iyadoo sidoo kale la abaalmariyey ardaydii kaalmaha h**e ka galay fasalladooda.

Xafladda ayaa ahayd munaasabad si weyn loogu bogaadiyey dadaalka iyo guulaha waxbarasho ee ay gaareen ardayda dugsiga, gaar ahaan ardayda fasalka 8-aad, kuwaas oo dhammaantood ku guuleystay kaalmooyinka ugu sarreeya.

Maamulka dugsiga, macallimiinta, waalidiinta iyo martidii kasoo qaybgalay xafladda ayaa si weyn u ammaanay ardayda, iyagoo ku dhiirrigeliyey inay sii laba-jibaaraan dadaalkooda waxbarasho, si ay mustaqbalka ugaalin muuqata uga qaataan horumarka bulshada.

Hambalyo dhammaan ardayda guulaha gaartay, gaar ahaan ardayda fasalka 8-aad ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Nasiye. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘

10/09/2026

Baafin
Hooyo Saafi Maxamuud Xasan waxay Baafinaysaa wiilkeeda Cali Cabdiraxmaan cumar cali"BAARWEYN" oo 24Jir ah mudo 7aad ahna aanay war iyo wacaal ka helin markii ugu dambayseyna Ku sugnaa Magaalada Frankfurt ee Dalka Jarmalka.

Wiilka la baafinayo oo Qabay Xanuun Xaga Maskaxda ah oo kasoo gaadhay jug madaxa ah ayaa Markii uu dambeysey ehelkiisa u sheegay inuu baxsad ka yahay Booliska Jarmalka Fadlan Cidii Aragtaa hala soo xidhiidho Hooyo Saafi Maxamuud Xasan
+252 907 994 189
+252907561976
+252 907 636 930

10/09/2026

MURUQ, MAAL IYO MASKAX LA ISKU GEEYAY! ๐ŸŽ“ Dadaalkii Dugsiga Nasiye Oo Dhalay Arday Kaalmaha Ugu Sarreeya Galay! ๐Ÿ†

10/09/2026

๐Ÿ”ฅ DEG DEG: Kalabaydh Oo Laga Dhigay Xaflad Cajiib Ah! Ardayda Fasalka 8-aad Oo Dhammaantood Kaalmaha Ugu Sarreeya Galay! ๐ŸŽ“๐Ÿ†

Adres

Packingehof 4
Amsterdam
1069XG

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Kobciye Media nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Uitgelicht

Delen