Curasho

Curasho Reliable Media

25/12/2025

DAAWO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta codkiisa ka dhiibtay Doorashada Golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir

25/12/2025

Taliye Macallin Mahdi oo Amaro culus bixinaya, xiili ay socoto Codeynta Doorashada

25/12/2025

Gud. Muungaab "Maanta Codeynta Doorashada, Amniga caasimadda Muqdisho waa mid sugan"

Shacabka Magaalada Muqdisho oo saaka 57-sanno kadib u dareeray Codbixinta Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadi...
25/12/2025

Shacabka Magaalada Muqdisho oo saaka 57-sanno kadib u dareeray Codbixinta Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir

25/12/2025

DEG DEG: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay inay bilaabatay codeynta Doorashada Golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir

24/12/2025

CC Shakuur “Doorashada qof iyo Xasan ah isaga ayay ka billaabataa kuna dhammaataa”

24/12/2025

RW h**e Kheyre “Ma aqbali doono isku-caanashubka doorashada halka dhinac u raran ee Muqdisho ka dhaceysa”

24/12/2025

Sheekh Shariif “Haddii Muqdisho ay ka dhacdo Doorashada boobka ah maxaa isbedelaya, xitaa Guddoomiyaha Gobolka isma bedelayo sidiisuu u joogaa”

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu Mudo Bil gudaheed ah oo ku eg 20-...
20/12/2025

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu Mudo Bil gudaheed ah oo ku eg 20-ka Janaayo 2026 ku qabto Shir Wadatashi ah, si looga heshiiyo doorasho xilligeeda ku dhacda.

Sidoo kale Golaha ayaa caddeeyay in haddii Xasan Sheekh uu iska dhagotiro baaqa in Golaha Mustaqalka guda gali doono diyaarinta howlaha doorasho, si looga hortago furaaq Dastuuri ah iyo qalalaase amni in uu dalka ka dhaco.

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi oo ay wehliyaan mushaarax Madaxweyne Galmudug Liibaan A...
25/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi oo ay wehliyaan mushaarax Madaxweyne Galmudug Liibaan Axmed Xassan iyo Masuuliyiin ka tirsan ayaa iska Diiwaangaliyay mid ka mida xarumaha Diiwaangalinta Dadweynaha degmada Gaalkacyo oo ay si habsami leh uga socoto Diiwaangalinta Dadweynaha Doorashooyinka Qaranka.

Wasiir Fiqi iyo musharax Liibaan Axmed ayaa shacabka uga baaqay inay isdiwaangaliyaan isla markaana ayka qeyb qaataan Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan.

Adres

Nieuwe Kade 21
Arnhem
6827

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Curasho nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Delen