Awale adaan

Awale adaan Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Awale adaan, Media-/nieuwsbedrijf, Breda.

15/02/2023

Ka dashatay aagdadi

Haduu gaaswaal lahaynGaadhigu ma dhaqaaqayeGadeed aniguna hadaanSomaali gobtii ka dhalanHeerkaa maan gaadhilaa    Idinka...
14/02/2023

Haduu gaaswaal lahayn
Gaadhigu ma dhaqaaqaye
Gadeed aniguna hadaan
Somaali gobtii ka dhalan
Heerkaa maan gaadhilaa

Idinkaa halkaa i gaadhsiyey somaliyey
Respect❤️

13/02/2023

Farxada nolosha u bahan

Qofna aniga uma jabo salan sare qarabo
11/02/2023

Qofna aniga uma jabo salan sare qarabo

Waxaan ummada somaliyed u sheegayaa in pagekaygii layga jabsaday waxan iga jabsaday xaaskaygii h**e Saas u ogaada,kan ay...
11/02/2023

Waxaan ummada somaliyed u sheegayaa in pagekaygii layga jabsaday waxan iga jabsaday xaaskaygii h**e Saas u ogaada,kan ayaan anigu masuul ka ahay.

11/02/2023

Aad ayan idin salamaya
Dadkaka beryan waxaa jira fecbok badan oo been abuurka qofna aniga ma noqaon karao kan aya ino balana

London Bridge is down: Boqoraddii Ingiriiska Her Majesty The Queen Elizabeth II hadda ayay geeryootay. 70 Sanadood bay a...
08/09/2022

London Bridge is down: Boqoraddii Ingiriiska Her Majesty The Queen Elizabeth II hadda ayay geeryootay. 70 Sanadood bay ahayd Boqoradda ugu cimriga dheer dunida. Waxay ahayd hoggaamiye naxariis badan oo dhulalkii ay xukumaysay kala soo dabbaalatay duruufo badan. Dorraad ayay magacowday Raisal Wasaarihii 15 aad ee dalkeeda. 17 xukuumadoodna way dhistay. Queen Elizabeth II 🇬🇧.
Sawirka waa 27kii April 1954, boqoradda oo Cadan joogta oo salaamaysa Suldaankii Xoriyadda Suldaan Cabdiraxman Suldaan Diiriye.

01/07/2021

Farriin degdeg ah

U diyaar garowga xuska 26ka June, 24 saacadood baa ka dhiman.
29/06/2021

U diyaar garowga xuska 26ka June,
24 saacadood baa ka dhiman.

Adres

Breda
4800–4841, 4847, 4850–4854

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Awale adaan nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen