Abdulkadir Mohamud Osman

Abdulkadir Mohamud Osman Good friends follow me

Permanent gesloten.
With Aminanoor9519 – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
21/12/2025

With Aminanoor9519 – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

Guriga allah risaqa kaa galo ha kaa maqnaado masaajido school qubuuri wasaarado jaamacado wax ka fakanayo ma lehacuudu b...
21/12/2025

Guriga allah risaqa kaa galo ha kaa maqnaado masaajido school qubuuri wasaarado jaamacado wax ka fakanayo ma lehacuudu bilaaaaah8 na dhaaaaf

21/12/2025

Mucaaradka ma ahan aajnabi talada dalka ay wax ku leeyihiin hal xisbi wax uu samaysto ma ka soconayaan dalkaani ee yaysan karaamada iska dilin

20/12/2025

Ninka qubuurihii jaamacadii umada masajidadii iyo hayadihii dawlada iibsaday shidaal la soo saaro ma lagu aamini karaaaa Congo iyo Mali ka daran in aan noqono ayaan ka cabsanaya

20/12/2025

Xasanow Abey ma kuugu soo celin karo ee waqti yuu kaaga dhumin January haddii la gaaro doorasho loo dhan yahay ee heshiis lagu yahay haddii aadan la imaan dalka gacantaada waa ka baxaa ogaaw

BEEN TII UGU WAYNEYD WAA TAAS 20 MILLIAN OO XOOLO AH IYO CAQLILOWGA KALIYE EE GARGUURTE
20/12/2025

BEEN TII UGU WAYNEYD WAA TAAS 20 MILLIAN OO XOOLO AH IYO CAQLILOWGA KALIYE EE GARGUURTE

20/12/2025

Aqalka sare gafka uu gaystay Faroole waa in uu tilaabo cad ka qaado si deg deg ah

20/12/2025

Reer Mogadishu Faroole in canshuurta laga qaado hooyo suuqa wax u iibsanayso oo uu 6000 mushaar u qaato sidaasi uu u hadlaayo waa ayaan daro

20/12/2025

Xuub caaro qaylo badanaaa meel walbo isaga ayaa cabaadaayo Xuub Caaro meel naga fadhiiso

With Ramlo Qurux – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
19/12/2025

With Ramlo Qurux – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

18/12/2025

Xasan garguurte haddii aad isku daydid in aad xanibaad ku soo rogtid mucaradka kismayo isugu tagay si aysan u soo laaban Ogaaw kacdoon Shacab in uu Xamar ka bilaban doono

Waaaa tan beeen tiii ugu weyneeeed
18/12/2025

Waaaa tan beeen tiii ugu weyneeeed

Adres

Hornestraat
Maastricht

Telefoon

0684347500

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Abdulkadir Mohamud Osman nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen