Abdiaziiz Yusuf Ali

Abdiaziiz Yusuf Ali Fan,Fikir & Faalo✍️📙.

Igu Dooro 4-taa Tubood!.  .
09/09/2025

Igu Dooro 4-taa Tubood!.

.

HAMBALYO Madaxwaynaha Waqooyi Bari Abdiqadir Firdhiye.
30/08/2025

HAMBALYO Madaxwaynaha Waqooyi Bari Abdiqadir Firdhiye.

Alhamdullah,jawi doorasho & Bog Cusub Ayaa Saaka U Furmi Doona Reer Waqooyi Bari. 🇸🇴
30/08/2025

Alhamdullah,jawi doorasho & Bog Cusub Ayaa Saaka U Furmi Doona Reer Waqooyi Bari. 🇸🇴

02/08/2025

Baaxada & Bedka Maamulka SSC-Khatumo.

18/06/2025

Turkey Joins Iran tonight!. 🔥

Legen-kan ahna Madaxwaynihii h**e shaxda waa u fadhidaa,dhiiqadi h**e marki uu Madaxwaynaha aha ee uu galay hadda waa di...
13/06/2025

Legen-kan ahna Madaxwaynihii h**e shaxda waa u fadhidaa,dhiiqadi h**e marki uu Madaxwaynaha aha ee uu galay hadda waa diiday inuu galo.

Muxaaradnimadiisa kaligiis duul buu kadhigtay isago shatigiisa ka ilaalinya dhiiqada imaaradku mucaaradka usoo dhiibeen 🇦🇪, shaxdiisa haduu wax kabadalin ilaa hadda ma anban.

09/06/2025

48saac ee u danbaysay hadal haynta (Trending) baraha bulshada caalamka waxa kamid ahaa isbadalka technology-yada,xawaaraha uu socdo Ai(Artifical Intelligent),Suuqyada saamiyada lacagaha sida Crpto & forex,dhaqdhaqaaqa bariga dhexe & tartanka wax soosaarka warshadaha.

48saac ee udanbeyay dhanka baraha bulshada somalidana waxa hadal haynta (Trending) ugu badn ahaa wiil yar oo yiri gurigayagan kasoocararay & habar leh wiilka iisoqabta😁.....

Waxay tusaale cad u tahay halka wacyiga somalidu marayo iyo baraha bulshada waxa ay lajoogto!.

Aduunkina wuxuu kutartamaya meeraha 6aad (planet) somalina wali gurigii masoo dhafin.

04/06/2025

Fadliga Yowmul Carafa 📿.

~Sheikh Mustafe Xaaji Ismail.

02/06/2025

Qodobka Xuduudaha SSC-Khatumo & Maamulka Somaliland Abdirisak Ataash ayaa siwacan u faahfaahiyay.

~Horufadhi Media.

31/05/2025

Ninkii ugu qosolka badna ilma abdullahi😄.

29/05/2025

Siyaasi Ali Haji "Hargiesa gurigii ugu h**eyay waxa dhisay Gen.morgan".

26/05/2025

GARNAQSI: SSC-Khatumo & Somaliland.

Agaasimihii h**e ee NISA Abdisalan Guleed.

Adres

Pakingehof 9-2
Nieuw-Amsterdam
1069XG

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Abdiaziiz Yusuf Ali nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Abdiaziiz Yusuf Ali:

Delen