Daa,uus media Group

Daa,uus media Group fadlan follow shere like coment mahadsanidiin

19/08/2026
🎉 HAMBALYO SAAXIIBAYAAL! 🎓❤️Hambalyo weyn ayaan idiin dirayaa dhammaantiin, guusha aad ka gaadheen imtixaankii dugsiga s...
15/08/2026

🎉 HAMBALYO SAAXIIBAYAAL! 🎓❤️
Hambalyo weyn ayaan idiin dirayaa dhammaantiin, guusha aad ka gaadheen imtixaankii dugsiga sare. 🥳🎓
Dadaalkiinii iyo dulqaadkiinii maanta waxay noqdeen guul. Aad ayaan idiinku faraxsanahay, waana idinku faanayaa. ❤️
Ilaahay ha idiin barakeeyo guushiinna, hana idiin fududeeyo mustaqbalkiinna iyo waxbarashada xigta. 🤲✨
Hambalyo mar kale dhammaantiin! Guushiinnu waa farxaddeenna

13/08/2026

Allow sahal u muuraha🤲

13/08/2026

Sheekdan yaa xusuusto

09/08/2026

Subax wanagsan dhamaan 🎆

12/04/2026

Biyo dahab lamoodyee.....

Adres

Rotterdam

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Daa,uus media Group nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Delen