SUBAC TV

SUBAC TV Al Qur'an kariim

29/07/2026

Subac Quran Lo Niyeystay Xuseen Caraale

18/07/2026

Subac Jalaad Jimco Iyo Subacleyda Qar Ka mid Ah Muqdisho

16/07/2026

Subac Quraan Lugu so Dhawenayo macaliminta kala ah
cali Nur Cali &
maxamed macalin cabdulle

03/07/2026
๐ŸŽ‰๐Ÿ’ HAMBALYO AROOS ๐Ÿ’๐ŸŽ‰Taariikh: 2/07/2026Maamulka iyo bahda SUBAC TV waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan walalkeena qaa...
02/07/2026

๐ŸŽ‰๐Ÿ’ HAMBALYO AROOS ๐Ÿ’๐ŸŽ‰

Taariikh: 2/07/2026

Maamulka iyo bahda SUBAC TV waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan walalkeena qaaliga ah Cizadin Shiekh Muse iyo Walasheen munaasabadda farxadda leh ee arooskooda.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu guurkooda ka dhigo mid ku dhisan jacayl, naxariis, is-afgarad iyo barako. Ilaahay ha ka yeelo lammaane ku wada noolaada kheyr iyo cibaado suuban, hana siiyo ubad wanaagsan oo diinta iyo dalkaba anfaca.

ุงู„ู„ู‡ู… ุจุงุฑูƒ ู„ู‡ู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠู‡ู…ุง ูˆุงุฌู…ุน ุจูŠู†ู‡ู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ

Hambalyo aroos wacan! Alle ha idiin barakeeyo noloshiinna cusub, hana idinka dhigo qoys farxad iyo barwaaqo ku wada noolaada.

๐Ÿ’๐Ÿคฒ Hambalyo & ๐Ÿคฒ๐Ÿ’

โ€” Maamulka SUBAC TV

28/06/2026

Hor dhac Subac Jalaad Sabti

27/06/2026

dhac subac Lo niyestay Ayeeyo
Abdule Alli Isse

๐ŸŽ‰๐Ÿ’ HAMBALYO AROOS ๐Ÿ’๐ŸŽ‰Taariikh: 16/06/2026Maamulka iyo bahda SUBAC TV waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan walaasheen qa...
16/06/2026

๐ŸŽ‰๐Ÿ’ HAMBALYO AROOS ๐Ÿ’๐ŸŽ‰

Taariikh: 16/06/2026

Maamulka iyo bahda SUBAC TV waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan walaasheen qaaliga ah iyo seygeeda , munaasabadda farxadda leh ee arooskooda.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu guurkooda ka dhigo mid ku dhisan jacayl, naxariis, is-afgarad iyo barako. Ilaahay ha ka yeelo lammaane ku wada noolaada kheyr iyo cibaado suuban, hana siiyo ubad wanaagsan oo diinta iyo dalkaba anfaca.

ุงู„ู„ู‡ู… ุจุงุฑูƒ ู„ู‡ู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠู‡ู…ุง ูˆุงุฌู…ุน ุจูŠู†ู‡ู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ

Hambalyo aroos wacan! Alle ha idiin barakeeyo noloshiinna cusub, hana idinka dhigo qoys farxad iyo barwaaqo ku wada noolaada.

๐Ÿ’๐Ÿคฒ Hambalyo Bahjo Daud Siid Barakow & Abdullahi Idow Ali ๐Ÿคฒ๐Ÿ’

โ€” Maamulka SUBAC TV

09/06/2026

Waxaan Manta sodhaweynay Mclin Dhubow o kamid ah mclinminta kenya Noogana imaaday wadanka somalia sodhawow mclin

  iyo  Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa AMB.     oo loo magacaabay xil muhiim ah. Waxaan uga mahadcelinayaa kalsoo...
07/06/2026

iyo

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa AMB. oo loo magacaabay xil muhiim ah. Waxaan uga mahadcelinayaa kalsoonida uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, , u muujiyey.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu ku guuleeyo gudashada waajibaadka loo igmaday, kana dhigo mid dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba si daacadnimo leh ugu adeega.

Hambalyo mudane AMB. Salad Ali Jeelle, waxaan kuu rajaynayaa guul, horumar iyo kheyr badan.

Waa Hambalyadaan So diraayo Bahdaada Subacleyda Aad ka Mid Aheed.

Adres

Rotterdam

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer SUBAC TV nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar SUBAC TV:

Snelkoppelingen

Delen