10/09/2026
Dowlada Turkiga ayaa marwalbo Duqeymo ka wadaa qeybo ka mid ah gobolada bay iyo shabeelaha hoose waxana duqeysa inta bada dad shacab ah oo aan waxbo galabsan.
Dad ku noo qeybo ka mid ah Tuulooyinka Hoos Yimaada Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa eedaymo xoogan u jeediyey turkiga.