Mohamed Kismaayo

Mohamed Kismaayo Kontaktinformasjon, kart og veibeskrivelse, kontaktskjema, åpningstider, tjenester, stjerner, bilder, videoer og kunngjøringer fra Mohamed Kismaayo, Kong Oscars Gate 22, Bergen.
(1)

14/06/2026

Maxay aheyd tillabadii yaabka laheyd ee Siyaad Barre AUN uu maraykanka xilligaas ka qaaday mar ay iskudayeen in ay airport ku xanibaad qof Soomaali ah.

10/06/2026

Daawo tillabadii yaabka laheyd ee Siyaad Barre AUN uu maraykanka xilligaas ka qaaday mar ay iskudayeen in ay airport ku xanibaad qof Soomaali ah.

04/06/2026

Daawo rer Muqdisho si yaab leh ogga falceliyay awooddii Khayre uu kaga dagaalamay afaafka h**e ee Villa Soomaaliya.

Waayo aragnimada waxey na baraysaa rag siyaasad ku kala dhintay inneysan sawiro iyo muqaalo isku heynkarin!!!
29/05/2026

Waayo aragnimada waxey na baraysaa rag siyaasad ku kala dhintay inneysan sawiro iyo muqaalo isku heynkarin!!!

27/05/2026

Waa culuslaatay Gen Cabdiqeybdiid oo Xassan Sheikh ugu hanjabay haddii Galmudug xabad ka dhacdo Muqdisho ay iyana ka dhici doonto.

18/05/2026

Ciidankii oo ku baraarugay madaxweynihii waqtiga ka dhamaaday ayaa yiri 100 dollar aad hadda noogu darayso ma cabsida waqtiga ka dhamaaday baa, isdhiib…

16/05/2026

Xassan Sheikh waqtiga ka dhamaaday cabdsi, qaylo, jiif iyo joog la’aan ayaa ku dhacday.
Bal yaabkaan illa daawo😀

14/05/2026

Yarkaan ehel iyo asxaab damigaan ka waaniso ma la wayay, wuxuu ku celcelinayaa Farmaajo waa in la dilaa, DENI la dilaa mucaaradka la dilaa, ugu dambeyn Laftagareen in la dilo ayay aheyd ayuu leeyahay. Arrinkaa dacwo caalami ah wey noqon karrtaa ee yarka hala…

13/05/2026

Kashka oo tiktok caan ka ah ayaa sheegay xaalka Xassan Sheikh ee caburinta innuu marayo haddaad wax iga sheegto waan ku dilayaa ama waan ku xiraya, tani waa kacdoonka aamusan ee 15 may sugaya!!!

Adresse

Kong Oscars Gate 22
Bergen
5017

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Mohamed Kismaayo legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del