SAYID MEDIA

SAYID MEDIA Video editor

26/03/2025
26/03/2025

Daawo Shiikh mustafe oo fashiliyay dhagarta gumeestaha reer galbeedka 🙀 fadlan sii share gareey oo la wadaag shacabka soomaliyeed

Ruushka ayaa saaka weerarro ballaadhan ku qaaday Yukrayn, isagoo adeegsanaya ku dhawaad 70 gantaal oo noocyadoodu kala y...
07/03/2025

Ruushka ayaa saaka weerarro ballaadhan ku qaaday Yukrayn, isagoo adeegsanaya ku dhawaad 70 gantaal oo noocyadoodu kala yihiin kuwaas oo ay ka midyihiin gantaalada ballistic, iyo ku dhowaad 200 oo drones ah. Weeraradan ayaa yimid wax yar uun kaddib markii Mareykanku uu si rasmi ah u joojiyay la-wadaagga sirdoonka ee Kyiv, taasoo h**e uga caawin jirtay Yukrayn in ay sii ogaato weerarrada Ruushka ka hor inta aanay dhicin.

Weeraradan ayaa lagu beegsaday kaabayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin xarumaha tamarta iyo gaaska ee gobollada Odesa iyo Poltava. Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in burbur xooggan soo gaadhay xarumo muhiim ah oo shacabku adeegsan jireen, isla markaana dad shacab ah ay ku dhaawacmeen.

Dhanka kale Zelenskyy ayaa xusay in Yukrayn diyaar u tahay wadahadal nabadeed, isagoo soo jeediyay xabbad-joojin xaddidan oo mamnuuceysa gantaallada iyo duqeymaha cirka. Wuxuu qorsheynayaa inuu la kulmo dhaxal-sugaha Sacuudiga, Mohammed bin Salman, sidii ay uga wadahadli lahaayeen gaadhida xal nabadeed.

Dhanka kale, Yurub ayaa ballanqaaday in ay xoojinayso kharashka ku baxaya difaaceeda, taasoo Ruushku uga digay in ay jawaab ka bixin doonaan. Dagaalka cirka ee Ruushka ayaa sare u kacay dhawaannahan, inkasta oo Yukrayn ay awood u yeelatay inay soo rido qaar ka mid ah gantaallada duulaya iyadoo isticmaalaysa diyaaradaha dagaalka ee Faransiiska laga keenay.

28/02/2025

Af qalaad 🇮🇹 aqoontu miyaa?

03/12/2024

🗣ORAAH💡 CAJIIB AH📚📋📊

01/12/2024

🤓Halkan waa SAYID MEDIA Waan is baran doonaa i.a🔦🔎🔍

Adresse

Bergen

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når SAYID MEDIA legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del