12/07/2023
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka bilowday shir u dhaxeeya madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxdii h**e ee dalka kaas oo looga arrin-sanayo arrimo ah kamid tahay khilaafka ka dhashay go'aanadii ugu dambeeyay ee kasoo baxay shirka wadatashiga qaranka. .