Generaale Jaale

Generaale Jaale Maskiinkii alle

Nasashada Jimcaha. Q-3641. Nin ah Ciidamada Asluubta ayaa Maxbuus ku yiri: Tuug ayaa tahay Maxaad sidaa iigu fiirinee, C...
07/07/2023

Nasashada Jimcaha. Q-364

1. Nin ah Ciidamada Asluubta ayaa Maxbuus ku yiri: Tuug ayaa tahay Maxaad sidaa iigu fiirinee, Caawa dhan Qolkaa yar ayaad ku jiree, Aniguna halkaan ayaan kugu hor fadhiyaa.

Maxbuuskii ayaa yiri: war Aniga Dambi aan galay ayaa la ii soo xiray. Adiga laftaadu Maxbuus kale ayaad tahay Aniga ayaad Caawa oo dhan i hor fadhidaa Qolkaan ayaana ku jiraa. Weliba Anigu waxaan helaa Cunto lacag la'aan ah, laakin Adiga Dowladu kuma siiso Cunto Free ah. (F.S:1aad)

( Somaliya waxaa ku nool Maxaabiis aan Cunto Free ah helin, Laakin Asgariga ilaalinaa ayaa helo Cunto Free ah. Ma AMISOM aaaa)

2. Nin kaligii Jaziirad Barwaaqaa ku noolaa, ayaa Gacanta u haatiyay Dalxiisayaal Reer Galbeed ah. Waa soo dhaweeyay, waxa uu siiyay khudaar, waxa uu u sheegtay in uu barwaaqo heysto. Waa isku sawireen, waana ka tageen isaga oo u Gacan haatinayo. Muddo kadib ayeey u soo noqdeen waxa ay ka qaateen Jaziiradii isagana Qaxootinimo ayaa loo ogolaaday.(F.S: 2aad)

( kaas Adiga miyaa?)

3. Haddii 99 dhibaato ay ku heeysato, waxaa jiro Hal Xal oo aad ku Xali karto. Waa Salaadda badi. Si xiriirka aad Allaah la leedahay uu u wanaagsanaado. (F.S:3aad)

( Sidaas ma kula tahay? )

4. Si aad u ogaato dhibaatada kugu dheci karto haddii Doofaar Boqor kuu noqdo. Waxaad Akhrisaa Buugga " Animal Farm" ee uu qoray, George Orwell.( F.S:4aad)

( Markaad Buuggaa wada Akhriso ka jawaab, inkasta oo saadaashiisu si gaar ah u tilmaameysay 1884)

5. Haddii Dhirtu hoos isaga Xiran tahay oo Xididadeedu ay mideeysan yihiin, qeybta kore Dabeeyshu ma ridi karto.( F.S:5aad)

( Caalamku waxa uu Somalida u yaqaan Dad isku asal ah, Haddii Jiridoodu ay mideeysan tahay, Dabeeysha Cadawgu Somalida ma ridi karo, Laakin.........)

6. Cali yare ayaa Gabar ay dhawaan is barteen ku yiri: Caawa 7da Fiidnimo ayaan kuu soo istaaga Jidka labaad ee Xaafadda. Markii ay u timid, waxa ay aragtay Saaxiibkeed oo Gaari ku dax jiro. (F.S: 6aad)

(Xaaladdaa markii ay aragtay, Go'aanka ay qaadatay muxuu kula yahay?, Shacabkii wax wanaagsan, Siyaasiyiintu u balan qaadeen, haddii ay arkaan in.......)

Xigasho : Yahya Amir

Xigasho: Yahya Amir

28/06/2023

Mogadisho iyo caawa

25/06/2023

Adresse

Skogbrynet 12
Moss

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Generaale Jaale legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del