Som Modern Media

Som Modern Media Kontaktinformasjon, kart og veibeskrivelse, kontaktskjema, åpningstider, tjenester, stjerner, bilder, videoer og kunngjøringer fra Som Modern Media, Medie-/nyhetsbedrift, Oslo.

-Som Modern media is independent and owned somali news publication in Norway.
-Som Media covers many of local news, national and international issues concerns that face Somali Norwegians.
-Som Modern media provide the most relevant news available.

22/09/2022

Ninkan ayaa ka shaqeeya mid kamida xarumaha barbaarinta caruurta ee degmada Bergen. Waalidiinta xarunta barbaarinta ayaa lagu wargeliyay dhacdadan fiidnimadii Arbacada. Booliiska oo baaritaan sameeyey ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo waaweyn oo sii adkeynaya eedeynta ninka loo haysto ee uu ugeystay...

09/06/2022

Kadib isbuuc dhuumalaysi ah, ninka loo yaqaano inuu yahay ninka ugu halista badan Norway, ayaa booliisku gacanta ku dhigeen. Booliiska ayaa gacanta ku dhigey kadib markii uu ka sameystay teendho meel ku taala Oslo ee caasimada dalka Norway. ninkan oo fasax ku baxay dhawr mar oo h**e ayaa dib ugu soo...

02/06/2022

Kadib sanado xaalada Corona iyo xanibaadihii safarada, waxaa sanadka dad badan isu diyaarinayaa safaro dibada ah. Booliiska dalka Norway ayaa la kulmaya culeys, iyadoo ay soo codsadeen dadkii ugu badnaa baasabooro. Dadka ayaa waxaa ku adkaaday sidii ay uheli lahaayeen balamaha baasaboorka, iyadoo sa...

28/05/2022

Sida lagu daabacay boga UDI, waxaa la kordhiyey mudada loogu talagalay in looga shaqeeyo codsiga dhalashada dalka Norway. Mudada oo markasta lagu sameeyo isbedel, ayaa waxaa wakhti dheeri ah lagu kordhiyey inta laga shaqeynayo codsiga dadka soomaalida ah. Iyadoo ay markii udanbeysay ahayd 16 bilood,...

Oslo: 80 jir ku deg degayay shukaansi, xawaare dheeri ah gaari kuwaday oo liisankiisii ku lumiyey.
21/05/2022

Oslo: 80 jir ku deg degayay shukaansi, xawaare dheeri ah gaari kuwaday oo liisankiisii ku lumiyey.

Waxay ahayd subaxnimo arbaco ah markii booliisku bilaabeen in ay sameeyaan hubinta xawaaraha ay kusocdaan baabuurta isticmaalayey jid kamida jidadka Oslo ee dalka Norway. Booliiska ayaa kusoo bandhigay bartooda twitterka, in ay joojiyeen nin ku jira 80-ka sano, isagoo kuwaday gaariga xawaare dheeri....

19/05/2022

24 sano jirkan oo ku nool dalka Japan, ayaa waxaa lagu soo khalday akoontigiisa, lacag loogu talagalay in lagu caawiyo xoogsatada ku nool degmo ku taala dalka Japan. Lacagta tira badan oo ah caawimaad loogu talagalay dadka haysta ganacsiga yar yar ee ay saameeysay xanibaadaha Covid-19. Sho Taguchi,....

Erdogan oo diidan in Finland iyo Sweden ka mid noqdaan Nato.
16/05/2022

Erdogan oo diidan in Finland iyo Sweden ka mid noqdaan Nato.

Madaxweynaha Turkiga Recep Erdogan oo diidan in la aqbalo codsiga ku biiritaanka labada wadan ee scandanavian-ka ee Nato. Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, Erdogan ayaa sheegay in wafuuda Sweden iyo Finland aysan imaan karin Turkiga si ay uga dhaadhiciyaan inay xubin ka noqdaan NATO....

30/04/2022

Sida Booliiska magaalada Fredrikstad ku sheegeen bartooda twitterka, waxaa dhacday in dad rabay in ay lacag kala soo baxaan bankiga ay helayeen dheeraad kabadan intii ay dalbanayeen. Booliiska ayaa qoraalka ku sheegay in Nordea oo kamida bankiyada Norway, oo cilad farsamo ku timi darteed ay usoo saa...

25/04/2022

Ururka ku caan baxay islaam naceybka ee ka jira Norway ee loo yaqaano SIAN oo maalinimada jimcaha, xiliga salaada, qorsheynayey in ay ka dhigaan xaafada ajaanibtu ku badan tahay ee Stovner, isu soo bax ay ku gubayaan kitaabka quraanka kariimka ah oo Booliiska Oslo u diidey in ay fasax siiyaan. Sabab...

25/04/2022

Haweeney u dhalatay dalka Ukrain oo 40-jir ah oo magangelyo ka codsatay Norway, sheegtayna inay ka soo carartay dagaalka, ayaa maanta oo Talaado ah la qabtay iyadoo la dhigay xabsiga muddo afar toddobaad ah. Haweeneydan ayaa magangalyo sooweydiisatay Norway iyadoo ka been sheegtay in ay kasoo qaxday...

25/04/2022

Kadib doorashadii ka dhacday maanta Faransiiska, waxaa markale guuleystay Macron. Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujinaya in Emmanuel Macron uu helay 58.2 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, halka haweeneydii la tartamaysay ee Marine Le Pen ay heshay 41.8 boqolkiiba. Le Pen ayaa qiratay guuldarada. Fa...

Adresse

Oslo

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Som Modern Media legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del