Abdi Hassan Abdi

Abdi Hassan Abdi Fadlan Like iyo fallow saar page mahadsanid �

MAHADNAQ AROOS Marka h**e Alle SWT ayaa mahad oo dhami u sugnaatay, marka xigta waxaan halkan si mamuus iyo meeqam sare ...
04/11/2024

MAHADNAQ AROOS

Marka h**e Alle SWT ayaa mahad oo dhami u sugnaatay, marka xigta waxaan halkan si mamuus iyo meeqam sare leh uga mahad naqaynaa aniga iyo marwadayda Nimciisha Ali Buraale dhamaan ehelkii iyo asxaabtii sida qiimaha badan noola qayb saday habeenkan noo Qaaliga Aha.

Asxaabta & ehelka ka qayb galay xalafadihii kale duwanaa ee waadamada kala duwan lagu kala dhigay & ku wiii ay u suurta geli wayday imaatinka xafladaha Ee hambalyada iyo ducada mediaha nooga soo dirayna Aad ban ugu mahadnaqaya

Labadayda Family & asxaabtaydaba waxan leeyahay, Illahay ka sokow idinka wax walba suurta geliyey Ee Eebahay Abaalkina jano haka dhigo waad Mahadsantihiin. ❤️💯

Abdirahman Hasen Abdi

18/09/2024

Waxa gobalka Dollo ka socda waa wax laga xumaado.
Gobalka colaado ayaa daashaday oo gobaldada ka hoos mariyay.
Dawladu waa inay dadka Wllo ah kala gaadho oo xal waara ka gaadho Dagaalka dadka Wllo ah ee is laynaya.
Waxaan tacsi udirayaaa Familada wiilasha Masaajidka lagu laayay ee xitaa baydkii Allah lagu cafin waayay.

Naxaristii Jano Allah ka waraabiyo baydkii allah ayay ku dhinteen.

Umad korka laga haysto ayaan nahay oon xitaaa fikir keeda dhiiban Karin.🤐🤐
15/08/2024

Umad korka laga haysto ayaan nahay oon xitaaa fikir keeda dhiiban Karin.🤐🤐

Adresse

Nordhal Bruns Gate 22
Oslo
0165

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Abdi Hassan Abdi legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del