Dal Walba dadkiisaa dhisa

Dal Walba dadkiisaa dhisa Dal Walba Dadkiisaa Dhisa Allow dhowr muwaadinka soomaaliyeed

24/07/2026

Ha yaabin hadaad Xassan Sheikh la yaabtayna ma kasii yaabtaa dadka waxaan arkaya ee haddana Xassan qabyaalada ku difaaca.

Hadal yar, hoggaan toosan iyo himilo sare.Xisbiga Haybad Qaran
24/07/2026

Hadal yar, hoggaan toosan iyo himilo sare.
Xisbiga Haybad Qaran

23/07/2026

Cali Daacun waa dhiban yahay, Muqdisho caasimad masii ahaan karto haddana meel dhaanto oo geeyo ma hayo, waa labbo kala daran.

23/07/2026

Tanni waa sababta aan Farmaajo iyo kooxdiisa banaanka ogga istaagay.

Labbada shaqsi ee leh JSP hanoolaato waa ka warama

DEG DEG: madaxweynaha puntland Saciid Deni ayaa go’aamiyay in hoos loo dhigo dabaaldaga maalinka asaaskii puntland ee ko...
23/07/2026

DEG DEG: madaxweynaha puntland Saciid Deni ayaa go’aamiyay in hoos loo dhigo dabaaldaga maalinka asaaskii puntland ee kowda agoosto, asagoo ciidanka puntland galiyay heegan dagaal.

Deni ayaa qorsheenaya innuu hub ka dhigis ku sameeyo ciidanka ku sugan gudaha puntland ee sheegta in ay hoos tagan federaalka, wuxuuna saraakiisha faray in la galo heegan xaalad dagaal ah..

Jidkii isku dhacyada iyo qalalaasaha ayuu durbo qaadsiiyay Galmudug.Soo dhaweyntiisi Caabudwaaq qasaaro dhawac iyo dhima...
23/07/2026

Jidkii isku dhacyada iyo qalalaasaha ayuu durbo qaadsiiyay Galmudug.
Soo dhaweyntiisi Caabudwaaq qasaaro dhawac iyo dhimasho leh ayaa ka dhashay, Cadaado isku dhac dhawacyo ka dhasheyn ayuu sababay.

Intaa kore waxaa u dheer ka ganacsiga darooga iyo hubka oo si weyn uu caan ugu yahay Liiban Shuluq. Sida muuqata Galmudug waa looga daray ee lama wanaajin xaalka ay hadda ku sugan tahay.

22/07/2026

Gabay aad u xanuujiyay Xassan Sheikh, is weydii eraydaan sababta uu ogga xanaaqay Madaxweynaha.

21/07/2026

Waa maxay sababta uu Xassan Sheikh ogga hurdi wayay gabaygaan, cajiib

DEG DEG: wasiir cali xoosh oo darajo sare ka gaaray u nacamleynta Xassan Sheikh ayaa hadda ku baraarugay duulaanka Xassa...
21/07/2026

DEG DEG: wasiir cali xoosh oo darajo sare ka gaaray u nacamleynta Xassan Sheikh ayaa hadda ku baraarugay duulaanka Xassan Sheikh ku hayo puntland wuxuu dhawaan markuu kasoo laabto Makka uu ku dhawaaqi doonnaa iscasilaad

Dadka ugu badan ee Xassan Sheikh tareenkiisa ka boodayay waayihii dambe waxey tagayeen beydka Alle makka kadibna ayagoo dareensan jidka qaldan ee la hayo ayay soo laabtaan ma hanuun iyo cibaadada ayaa jidka toosan tusa talow.

DEG DEG: dagaal xoogan oo qaadwale Liiban Shuluq  uu Caabudwaaq kala kulmay iyo rasaastii oo wali socota.Musharaxa qaadk...
21/07/2026

DEG DEG: dagaal xoogan oo qaadwale Liiban Shuluq uu Caabudwaaq kala kulmay iyo rasaastii oo wali socota.

Musharaxa qaadka ka ganacsada ayaa hadda wajahaya dulaan ay kala hortageen ciidamo ku sugan magaalada Caabudwaaq waxaana jira dhimasho iyo dhaawac.

Adresse

Oslo

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Dal Walba dadkiisaa dhisa legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Snarveier

Del