Salman Abdirizak Shire

Salman Abdirizak Shire Arimaha Bulshada

Saïd Ali Askari ka tirsan ciidanka Harmacad Muqaal duubihii Naftiisa u huri jiray in uu ka soo dhax hadlo goobaha ay wee...
03/10/2024

Saïd Ali Askari ka tirsan ciidanka Harmacad Muqaal duubihii Naftiisa u huri jiray in uu ka soo dhax hadlo goobaha ay weeraraan AS ayaa maanta la dalacsiiyay.

31 Sano ayaa maanta laga joogaa dagaalkii saacadaha kooban socday ee dhexmaray Ciidamada Mareykanka iyo Janaral Caydiid....
03/10/2024

31 Sano ayaa maanta laga joogaa dagaalkii saacadaha kooban socday ee dhexmaray Ciidamada Mareykanka iyo Janaral Caydiid. Waa maanta oo kale 3 October 1993

18 askari oo u dhashay USA aya lagu dilay. “Iyagoo cararaya ayey ka baxeen meelihii ay kusoo dagteen ee Muqdisho”

Madaxweyne Lafta Gareen oo goordhow soo gaaray Muqdisho isagoo wata ilaalo tayeysan oo xoog badan oo amnigiisa sugeyso
02/10/2024

Madaxweyne Lafta Gareen oo goordhow soo gaaray Muqdisho isagoo wata ilaalo tayeysan oo xoog badan oo amnigiisa sugeyso

Fadeexo Jaamacada Soomaaliya:  Safiyo " Waxay igu dhaheen  haddii aad rabtid inaad faraxdo maalinta qalinjabintaada waa ...
02/10/2024

Fadeexo Jaamacada Soomaaliya: Safiyo " Waxay igu dhaheen haddii aad rabtid inaad faraxdo maalinta qalinjabintaada waa in aad hantidan maguurtada ah foorar nagu siiso"

Imisa dhacdo oo sidan ah ayaa jiri kara, adiguse ima ayaad maqashey?

Adresse

Oslo

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Salman Abdirizak Shire legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Del