S 24TV

S 24TV Fadlan nagusoobiir si aad u hesho xogo muhim ah mahadsanidin
(12)

16/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye "Machadka Cilmi-Baarista Beeraha Qaranka wax badan ayuu ka tari doonaa wax soo saarka Beeraha, Wasaaradda Beerahana waxay hormuud u tahay sidii dadka Soomaaliyeed cunto ku filan u heli lahaayeen.

16/11/2025

Waafi Mastercard Dalka Jabuti meelkasta oo aad wax ka iibsaneyso waad u isticmaali kartaa
WAAFI weeyaan balanteenu..

S 24TV

15/11/2025

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada maamulkaas oo looga hadlay dardargelinta amniga iyo howlgalada ka dhanka ah AS

Jawamal juwa ayaa kawaramaya S 24TV

15/11/2025

DEG DEG "Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ganaax ah ka soo saaray bullaacadaha sharci-darrada ah ee xanniba biyo-mareennada Magaalada....

S 24TV

15/11/2025

Warka habeen ee S 24TV 15.11.2025

By maxamad cabdi qani

15/11/2025

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan "Maanta waa maalin weyn oo 57 sano kadib ay shacabka Gobolka Banaadir ay qaadanayaan kaararkii ay ku codeyn lahaayeen...

S 24TV

15/11/2025

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kahadlay Xarumo Caafimaad oo cusub....

S 24TV

15/11/2025

Toos Download the app → goliveindia.in/download

15/11/2025

DEG DEG "Xisbiga JSP wuxuu leeyahay nidaam hoosaad lagu kala saari doonaa Murashaxiinta” Xildhibaan Odawaa...

14/11/2025

Warka habeen ee S 24TV 14.11.2025
By Cabdifatax Tawakal

14/11/2025

Laamaha aman butland ayaa gacanta ku soo dhigay haweenay ku ee deysan dilka gabar 16 jir ah..

S 24TV

DEG DEG " FARMAAJO OO MUQDISHO YOMIDImaatinka Farmaajo oo Culeys siyaasadeed ku ah Xukunka Xasan Shekh oo ay u hartay Li...
13/11/2025

DEG DEG " FARMAAJO OO MUQDISHO YOMID

Imaatinka Farmaajo oo Culeys siyaasadeed ku ah Xukunka Xasan Shekh oo ay u hartay Lix Bilood iyo Laba Maalmood.!

Adresse

Oslo

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når S 24TV legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Bedriften

Send en melding til S 24TV:

Del

Type