Rasmi 24

Rasmi 24 Rasmi 24 waa warbaahin madax-banaan oo ka hadasha arrimaha siyaasadda, amniga, horumarka-bulshada iyo wararka caalamka. Ku xirnoow Rasmi 24

25/06/2026

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed oo Digniin Ka soo saarey Askarta Caadeysatey in ay rasaas kor u ridaan xiliyada calan saarka.

23/06/2026

“Sheekh Aadan Madoobow, ma habboona adigoo wadaad ah inaad raalli ka noqoto dhiigga ka socda Baydhabo.”

—Sheekh Soomoow.

23/06/2026

Sheekh Soomoow oo eedo iyo dhaliilo u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

23/06/2026

Sheekh Soomoow oo baaq nabadeed iyo tacsi u diray dadka ay saameeyeen colaadaha socda.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta oo baaq nabadeed ka soo saartay xaaladda deegaanka Aricadeeye.
23/06/2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta oo baaq nabadeed ka soo saartay xaaladda deegaanka Aricadeeye.

23/06/2026

DEG-DEG: Abuukaate Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay kiiska Sacdiya Bajaaj.

War-saxaafadeed.
22/06/2026

War-saxaafadeed.

21/06/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku gaaray dalka Kenya.

21/06/2026

Qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda Muqdisho ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan falkii lagula kacay gabar Soomaaliyeed.

21/06/2026

Deni oo sheegay in Puntland ay waddo qorshe lagu shaqaaleysiinayo boqol dhallinyaro.

Adresse

P. A. Munichs Gate Nord 67
Skien
3717

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Rasmi 24 legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Snarveier

Del