Jawi Somali TV

Jawi Somali TV Jawi Somali TV waa warbaahin madax-bannaan oo ka hadasha arimaha siyaasadda, amniga, horumarka bulshada iyo wararka caalamka. Ku xirnow Jawi Somali TV.

07/05/2026

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo awaamiir cusub soo saaray

10/02/2026

Deg Deg : Geesinimada Ra'iisul wasaare Xamse wa tan aad arkeeyso. Isagoo u damqanaya Shacabkiisa ayuu amray in lacagta hooyadan laga qaaday degdeg loogu celiyo! Xamse ilaaheey ayaa u soo diray shacabka Soomaaliyeed. Daawo indhahaaga kuu macalin ah.

10/02/2026

Ciidanka ilaalada Axmed Madoobe oo loo Galbinayo Hotelka uu degayo Sayidka. halkan waa Muqdisho

08/02/2026

Ra’iisul Wasaaraha Qaranka ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka.

DEG DEG: Xildhibaano si rasmi ah looga joojiyay kulamada Baarlamaanka, kadib buuqii hareeyay fadhiyadii ugu dambeeyay ee...
06/02/2026

DEG DEG: Xildhibaano si rasmi ah looga joojiyay kulamada Baarlamaanka, kadib buuqii hareeyay fadhiyadii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federalka.

05/02/2026

DEGDEG” Saakay Baydhaba dagaal Toos ah & Dhaawacyada oo lala cararaayo.

04/02/2026

- Wax badan ka Ogow - Taliyaha Xilka Military-ga la wareegay -

04/02/2026

Masuuliyadda Ciidanka XDS waa lagu wareejiyay Gen ibraahim.

DEG DEG:Dowladda Federaalka Soomaaliya oo nasiib daro ku tilmaamtay labadii Diyaradood ee sarnaayen ilalaada Puntland iy...
03/02/2026

DEG DEG:Dowladda Federaalka Soomaaliya oo nasiib daro ku tilmaamtay labadii Diyaradood ee sarnaayen ilalaada Puntland iyo Jubland ee laga celiyay Muqdisho.

03/02/2026

Casimada waa Nabad

Adresse

P. A. Munchs Gate Nord 67
Skien
3717

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Jawi Somali TV legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Snarveier

Del