Ali Esse

Veibeskrivelse Nettsted

Ali Esse Waxan ahay Civil Engineer jecel ka shaqeeynta iyo wacyigalinta bulshada ayada oo la adeegsanayo Muuqaalo qoraalo lagu hormarinayo nolosha.

Waxan diyaar u ahay in aan gacan ka geeysto sida aad tayada noloshada iyo wax soo saarka aad sare ugu qaadi leheyd. Ku soo dhawaw boggan oo ku soo biir asxaabta jecel hormarka ugana miradhali hadafkada nolosha.
oo kordhifursada

Empowering lives through productivity and motivation! 🚀 Join a community committed to unlocking your full potential. Let's turn dreams into daily achievements! 💪✨ "

04/10/2026

5 Sano kadib, halkee ayaan joogi doonaa? 🤔

Shaqadeena waqti iyo dadaal badan ayaan gelinaa—nafteena daddaal inteen u quurnaa ?

Mustaqbalkaagu wuxuu ka bilaabmaa waxa aan maanta qabano. Naftaada maalgeli! 🌱

Masha Allah, waxan manta si lama filaan ku kulanay Arafat Cca  Oslo airport... Waxan u hambalyeynayaa sxb Carafat oo ugu...
26/09/2026

Masha Allah, waxan manta si lama filaan ku kulanay Arafat Cca Oslo airport...
Waxan u hambalyeynayaa sxb Carafat oo ugu danbeyn ku guuleystay tartanka jirdhikska norway 2026 (Norgesmesterskap (NM)) una sii gudbay final oo ka dhici doona dalka Espain... waxan ku rajeynaa dadaal badan iyo guul 💪💪💪

Waan ka xoog iyo xeelad badanahay sida aan is moodno, oo aan iska dhaadhicino... ❤️👍
23/09/2026

Waan ka xoog iyo xeelad badanahay sida aan is moodno, oo aan iska dhaadhicino... ❤️👍

20/09/2026

Meelkasta aan joogno waa in jir ahaan iyo maskax ahaan u jognaa.

18/09/2026

Maxaa keenay in aan ka maqnaano kulamada muhiimka ah oo nolosheena saameyn toos ama mid togan ku leh?
Mexey kula tahay?

Malin wanaagsanMararka qaar waxaan sugnaa waqtiga saxda ah: Waxan iska dhaadhicinaa in “marka  aan diyaar noqdo ayaan bi...
18/09/2026

Malin wanaagsan
Mararka qaar waxaan sugnaa waqtiga saxda ah: Waxan iska dhaadhicinaa in “marka aan diyaar noqdo ayaan bilaabayaa.”
Laakiin runta ayaa ah — mar walba diyaar ma noqon doonno hadi aan bilaabin. In aan bilowno ayaa naga dhigaya qof diyaar ah.
Haddii ay jiraan wax aad muddo dib u dhiganaysay si aad diyaar u noqoto sida; waxbarasho, jimicsi, ganacsi, shaqo raadis ama barasho xirfad cusub— Insha Allah maanta isku day in aad ka bilowdo oo aad horay qaaddo hal tallaabo haba yaraatee.

Maanta ma jirtaa hal shay oo aad bilaabi karto? 📌

10/09/2026

Allah ha u naxariisto oo janarur fardowsa u sahal Axmed shire oo ka mid ah ciidanka xoogga dalka aya maanta si arxan darro loogu dilay gobolka hiiraan…
Alla maxaa qabiil iyo caddalad darro dad badan ku bexeen….
Malin kasta iyo danbiyo waa weyn oo dagaal cid wax ka qabaneysa malahan… diin iyo sharci wax celiay malahan… walee dadkii wey bahalobeen.
Waxas oo dhan waxa kaga daran muqaalo cadeymo aya laga sameynaa… meeyna ogey isla xisabtan aduun iyo aaqiraba inuu jiro…

Waxan oo danbi wexey ila tahay waxa masuul ka ah. Madax isku sheega dhiiya cabka, xaaran ku naaxa….
Walee dalkaan masoo dhawa. 😢😢

04/09/2026

Oppdatering og gode nyheter for den 6. nasjonalkonferansen om integrering av somaliere i Norge

Vi er svært gladeog stolte over å kunne kunngjøre at Ria Money Transfer er hovedsponsor for den 6. nasjonalkonferansen om integrering av somaliere i Norge. Deres støtte og engasjement er et viktig bidrag til å realisere denne nasjonale møteplassen for dialog, samarbeid og kunnskapsdeling.

Dato: Lørdag 26. september 2026
Kl. 09.00–17.00
Sted: Hagegata 23–24, ved Tøyen torg, Oslo

Årets tema:
SAMMEN OM FOREBYGGING: Rusforebygging og folkehelse

Konferansen samler representanter fra det norsk-somaliske miljøet, frivillige organisasjoner, fagpersoner, offentlige aktører, næringsliv og andre samfunnsaktører.

Gjennom årets konferanse setter vi søkelys på rusforebygging, folkehelse, tidlig innsats, kunnskapsdeling og samarbeid på tvers av sektorer og miljøer.

Vi ønsker å rette en stor takk til alle våre støttespillere som bidrar til gjennomføringen av konferansen:

Hovedsponsor:
Ria Money Transfer

Økonomiske bidragsytere:
• Brobygger Telemark
• Innvandrerforum i Østfold
• Jasmin AS / Jasmin Restaurant DayaxSomaliere i Tromsø ( SIT)

Samarbeidspartnere og ressursbidragsytere:

• NEXTGEN – Trygge foreldre, trygge barn
• NorSom Media og Informasjonssenter / NorSom News
• MIO – Minoritetenes Interesseorganisasjon
• NOREAF – Norwegian East African Strategic Partners
• Stovner Flerkulturell Forening

Tusen takk for støtten, tilliten og samarbeidet. Sammen skaper vi en viktig arena for forebygging, fellesskap og positiv samfunnsutvikling.

For mer informasjon og påmelding:
https://forms.cloud.microsoft/e/GUH708qv4t

Del gjerne videre i ditt nettverk.

Tusmo Association
NorSom News

Somalisk Kvinneforening i Vestland
IFELLES Face 2 Face Brobyggersenter

Hadii aan isku kalsoonaano, Taladana aan Allah saarano, oo hadana aaan ognahay waxa aan rabno cid na joojinkarta malahan...
24/08/2026

Hadii aan isku kalsoonaano, Taladana aan Allah saarano, oo hadana aaan ognahay waxa aan rabno cid na joojinkarta malahan... Insha Allah. ❤️

Masha allah, intaan oo geela oo laku qiyasay 1530.. oo loogu talagalay xuska Mowlidka. Maxa loo dhahaa Somalia waa dal f...
21/08/2026

Masha allah, intaan oo geela oo laku qiyasay 1530.. oo loogu talagalay xuska Mowlidka.
Maxa loo dhahaa Somalia waa dal faqiir oo ay dad bahan ka buuxaan...
Meeqa qof aa cuni karto 1500 oo geela.... Masha Allah.

Adresse

Stavanger
4044

Varslinger

Bli den første som får vite det: Vi sender deg en e-post når Ali Esse legger ut nyheter og kampanjer. E-postadressen din brukes ikke til noe annet formål, og du kan melde deg av når som helst.

Snarveier

Del

Kategori