Carmo Online

Carmo Online Kusoo CarmoOnline oo ah bar aad ka heliysid wararka caalamka dhacdooyinka wadankeena hooyo ee somalia � iyo warbixino ku saabsan horumarka wadanka 󱢏

06/02/2025

Rabow janadii fardowsa 🤲

CCarmo Online

Taliye mukhar oo aas qaran loogu sameeyey magaalada ceel daahir .Halyeey iyo mujaahid aan la ilaawi doonin Carmo Online
06/02/2025

Taliye mukhar oo aas qaran loogu sameeyey magaalada ceel daahir .
Halyeey iyo mujaahid aan la ilaawi doonin

Carmo Online

06/02/2025


Magaalo halgan

Carmo Online

06/02/2025

G/sare mohamoud shire 🦁

CCarmo Online

DEG DEG : Dhalinyrada gobolka bari ayaa cawa kulan ku yeelanaya hotel gacayte si loo laba jibaaro kacdoonka gobolka bari...
06/02/2025

DEG DEG : Dhalinyrada gobolka bari ayaa cawa kulan ku yeelanaya hotel gacayte si loo laba jibaaro kacdoonka gobolka bari ee la ah khawaaarijta

Carmo Online

Muhiimada strategy ee uu leeyaahay qabashada tuurmasaale .Tuurmasaale oo ah labo tuulo kaabiga iskau haya  waa amagaalo ...
24/01/2025

Muhiimada strategy ee uu leeyaahay qabashada tuurmasaale .
Tuurmasaale oo ah labo tuulo kaabiga iskau haya waa amagaalo taariikhi ah mudo badan jirfay muhiiimada at leedahay

1. Waxay leedahay ceel riig ah oo biayaha laga cabi jiray fg tuurmsaale meel ka saraysa ma lahan ceel riig ah
2. Wacay isku xirtaa labada tog ee ina cidoode iyo jeceel waa muhiimada ugu wayn kaasi oo ah in la kala jaro labadaasi tog oo oo ay u isticmaali jireen inay gaawaari iskaga kala gudbaan hadaka dib ma jiraan gurbadyo ay kala heli doonaa daacishta ku sugan ina cidoode iyo jeceel marka laga reebo ax buurahaasi lug ku mara .

Carmo Online

24/01/2025

Guul iyo gobanimo 🙏

CCarmo Online

24/01/2025

Gen fuaad xanaano 💪

CCarmo Online

24/01/2025

Tuurmasaale ✅️

Address

Salalah

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carmo Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share