
27/05/2025
Su aal weydii
1mamulka degmda
2 Golaha gurtida
3 ganacsatada
4culumo awdiinka
5siyasiinta degaanka joogta
6 ururka haweenka
7 ururka dhalunyarada
8.Bulshada Qeybaheeda kale
Su aal wadared
1 amniga magaalada yaa wax laga weydiinayaa??
2 Taliyaha saldhga xageejiraa??
3 Taliyihii sii aydhiida oo baari lahaa dhacdooyinka xageejiraa??
4.Taliyihii taraafikada oo hubinlahaa gaadiida hubka saran xageejiraa???
5.taliyihii Darawiishta oo koontaroolada xirilahaa xageejiraa????
Waxaan u Baahanay in naloo soo jawaado
Degmda Cabudwaq waxaa ku nool Bulsho Aad ugu nugul Dhibaatada Amni xumada Kataagan magaalada