Ahmed Abdikarim

Ahmed Abdikarim Dane kontaktowe, mapa i wskazówki, formularz kontaktowy, godziny otwarcia, usługi, oceny, zdjęcia, filmy i ogłoszenia od Ahmed Abdikarim, Media, Poprawna 140, Warsaw.

Waxaan aad ugu Faraxsanahay isku duubnida ay sameyeen shacab-ka Rer Muqdisho oo isku si kaga jawaabay Banaan bax Dhawan ...
24/06/2026

Waxaan aad ugu Faraxsanahay isku duubnida ay sameyeen shacab-ka Rer Muqdisho oo isku si kaga jawaabay Banaan bax Dhawan ka dhacay Magaalada.

22/06/2026

Si xikmadeysan ayee Kaga Jawaabtay Arinta 2daan Malin e Baraha Bulshada Ka Socota

𝗫𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗼' 𝗠𝗮𝘅𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮!inta ay Magalada Lo' Joogto adigana Lugeeye aa tahay Waa in ay Feejignaataada Badataa.ma ...
21/06/2026

𝗫𝗮𝗺𝗮𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗟𝗼' 𝗠𝗮𝘅𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮!

inta ay Magalada Lo' Joogto adigana Lugeeye aa tahay Waa in ay Feejignaataada Badataa.

ma Feejigantahay Mise wa iska Socotaa😃

𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗠-𝗗𝗔𝗠😄Malaga Yaabaa in "Ka dam-dam" ay isu Badasho heestii "ha ooyine aamu"Nasiib wacan reer F4 😅😅
20/06/2026

𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗠-𝗗𝗔𝗠😄

Malaga Yaabaa in "Ka dam-dam" ay isu Badasho heestii "ha ooyine aamu"

Nasiib wacan reer F4 😅😅

𝟮-𝗗𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗴𝗮𝗰 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗦𝘂𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗛𝗼𝗿𝗲𝘆𝗮 𝗲 𝗮𝗻 𝗶𝘀𝘄𝗲𝘆𝗱𝗶𝗻 𝗝𝗶𝗿𝗻𝗮𝘆 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝘀𝘅𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗯𝗮𝗿𝗶𝗴𝗮waxay kala aha...
19/06/2026

𝟮-𝗗𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗴𝗮𝗰 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗦𝘂𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗛𝗼𝗿𝗲𝘆𝗮 𝗲 𝗮𝗻 𝗶𝘀𝘄𝗲𝘆𝗱𝗶𝗻 𝗝𝗶𝗿𝗻𝗮𝘆 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝘀𝘅𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗯𝗮𝗿𝗶𝗴𝗮

waxay kala ahayeen
CALI DHEERE iyo SHARUKHAN.

Ma ahan inan Ka Hadleno Film soo baxay lakin waxay ahayeen Ereyo la Qurxiyay o Loo adeegsado xilliyada Sabta.
Manta madama ay Jimce Tahay Xasus H**e ban Gadal ugu Laabtay 😄

𝗪𝗲𝗹𝗶 𝗺𝗮 𝗱𝗶𝗿𝘁𝗮𝘆 "𝗖𝗢𝗟𝗗 𝗘𝗠𝗔𝗜𝗟"?hadi aa tahay Qof Xirfadle ah waxa laga yaabaa ina sugeysid in fursada ay albaaka kuso garaa...
18/06/2026

𝗪𝗲𝗹𝗶 𝗺𝗮 𝗱𝗶𝗿𝘁𝗮𝘆 "𝗖𝗢𝗟𝗗 𝗘𝗠𝗔𝗜𝗟"?

hadi aa tahay Qof Xirfadle ah
waxa laga yaabaa ina sugeysid in fursada ay albaaka kuso garaacdo

Lakin Ma ogtahay Xirfadleyaasha ugu Caqliga badan in ayaga ay garaacaan albaabka Fursadaha.

Cold Email waa awoodda aad kula xiriiri karto qof ama shirkad aan ku aqoon, si xirfad lehna ugu bandhigi karto Service-ka aad bixiso.

Cold Email waxa uu kaa sacidayaa

- ina heshid Fursad Shaqo sido kale
- ina dhistid xirir ganacsi o aad la gashid shirkadaha waweyn

marmar-ka qar waxaa macquul ah in hal email oo aa dirtay

uu kuu horseedo Fursado waweyn oo Noloshada wax ka badalaya

Hadaba suasha aan ku weydinaayo ayaa ah immisa jeer ayaa dirtay Cold Email, sido Kale Weli Ma follow garesay

Qof Ka hadla arimaha Suuqgeynta iyo Filmmaking hadi adan Follow Gareyn page-kan ku xiro

𝗚𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮𝗵𝗲𝗲𝗻 𝗠𝗮𝗻𝘁𝗮 𝟴-𝟮 𝗔𝘆𝗲𝗲 𝗸𝘂 𝗮𝗱𝗸𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻🎉🎉hadii aa dawatay Waa aragtay soo ma aha in ay soo bandhigeenkubad Qurux badan Lak...
17/06/2026

𝗚𝗮𝗯𝗱𝗵𝗮𝗵𝗲𝗲𝗻 𝗠𝗮𝗻𝘁𝗮 𝟴-𝟮 𝗔𝘆𝗲𝗲 𝗸𝘂 𝗮𝗱𝗸𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻🎉🎉

hadii aa dawatay Waa aragtay soo ma aha in ay soo bandhigeen
kubad Qurux badan Lakin...

Sual an aan ku weydiyee Ma harnay Mise wa soconaa Weli??

Ma ogtahay in xayeysiiskii caanka ahaa ee "Will It Blend?" uu si weyn u beddelay taariikhda suuq-geynta casriga ah?Shirk...
31/05/2026

Ma ogtahay in xayeysiiskii caanka ahaa ee "Will It Blend?" uu si weyn u beddelay taariikhda suuq-geynta casriga ah?

Shirkadda Blendtec halkii ay dadka uga sheekeyn lahayd awoodda blender-keeda, waxay go'aansatay inay tusiso. Waxay blender-ka ku rideen alaabo aan caadi ahayn sida taleefannada, iPhone-yada, kubbadaha golf-ka iyo waxyaabo kale oo dadku u maleynayeen inaan la burburin karin.

Natiijadu waxay noqotay malaayiin daawasho, sumcad caalami ah, iyo koror weyn oo iibka ah.

Casharka ugu muhiimsan? Dadku ma xasuustaan waxaad sheegto, waxay xasuustaan waxaad tusto.

Marka aad sameyneyso xayeysiin, isku day inaad muujiso awoodda badeecaddaada halkii aad ka sheegi lahayd oo keliya.

𝗗𝗵𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝘅𝗼 𝘂 𝗳𝗶𝗹𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗲 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗱𝗮𝘆 𝗔𝘀𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮 𝘂 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗿𝗮𝘆Haben habenada ka Mid ah Mid saxibkeyga ah ayaan Wada fadhinay Goo...
30/05/2026

𝗗𝗵𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝘅𝗼 𝘂 𝗳𝗶𝗹𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗲 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗱𝗮𝘆 𝗔𝘀𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮 𝘂 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗿𝗮𝘆

Haben habenada ka Mid ah Mid saxibkeyga ah ayaan Wada fadhinay Goob shaaxa Lagu Cabo 2 sacadod in la eg Marki aan Fadhinay oo sacaduna ku beegneyd 11:00PM ama habenimo ilaa iyo 11:30Pm ayaan kala tagnay aniga iyo saxibkey.
Xafadisa iyo Goobta an wada fadhinay waxay isku Jiraan 5 Wado.

Saxibkay wadada inta u soosocday asiga oo Maraya wado ka mid ah wadoyinka oo ahayd wado aad mugdi u ah isla Markaasna uu istmaalayay Mobile oo kaliya waxa uu arkayayna u ahaa Mobile ka u isticmalayay ayuu ka war helay dharbaaxo aan la aqoon mesha ay ka imatay weliba meelkale kagama aysan dhinicinee ee indhaha ayee toos u abaartay, saaxibkey hadii u hortiisa firiyayna u is dhahay hubi waxa ku dilay ayuunbuu arkay Gabar hortaagan oo careysan Marka uu weydiyay sababtana Waxa ay kala dul dhacday Aflagaado iyo Qeyli.

Ninki sxbkey ahaa Marka u u adkesan wayay Qeylida Gabadha waxa uu fiiriyay dhinacyadiisa asigo isleh ame dad inte kugu so baxaan kadibna ay tiraahdaa ninkaan ba i dulmiyay oo eed laguu racdaa. Saxibkey asigoo waxba muran kale Galin ayuu cagaha wax ka dayay oo Lugahiisa ayuu ku soo baxsaday. Illaa iyo hada Ma garanaayo waxa Lagu DiLay😅😅 Adiga Madama a so aqrisatay shekada hadii sidaan ay ku qabsato Maxaad sameyn Lahayd

𝗛𝗮𝗯𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗫𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗱𝗮 j𝗶𝗿𝘁𝗮in badan o ka Mid ah dhalinyarada Waxa lagu Guubaabiyaa xirfad Baro  xirfadaha  u...
27/05/2026

𝗛𝗮𝗯𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗫𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗱𝗮 j𝗶𝗿𝘁𝗮
in badan o ka Mid ah dhalinyarada Waxa lagu Guubaabiyaa xirfad Baro xirfadaha ugu badan ee laga Gadana waxaa kow ka ah Graphic Design Baro ayado la baraayo Adobe ps iyo adobe illustrator. Laakin xaqiiqda Jirta ayaa ah in Graphic Designers ka ay baahida Loo qabay ay sii yaraneeso oo Uu Market Fican ka Jirin sababtoo ah Shaqadaas waxa la wareegay Hada AI sida kaliya ee aad wax ula qeybsan kartidna wa in aad taqanid kaliya Sida Loo Qoro Promt oo Fikradada aad 1 Minute ugu badali kartid sawir ama design Sax ah. Kaliya ku Quus qaado Maanta oo ah EID ARAFA Mdqqo Post oo AI ah ayaad ku aragtay Social Mediaha. HADABA saxib Graphic designer Godkaaga Biyo ayaa kuugu soo GALAY ee Lasoco cilmiga AI

Adres

Poprawna 140
Warsaw
03-984

Ostrzeżenia

Bądź na bieżąco i daj nam wysłać e-mail, gdy Ahmed Abdikarim umieści wiadomości i promocje. Twój adres e-mail nie zostanie wykorzystany do żadnego innego celu i możesz zrezygnować z subskrypcji w dowolnym momencie.

Skróty

Udostępnij

Kategoria