Ahmed Abdikarim

Ahmed Abdikarim Documentary Filmmaker 馃帴
Visual Storyteller | Video Producer
Capturing real stories & human impact
Mogadishu, Somalia
馃摡 DM for collaborations

06/06/2026

饾棪饾椂饾椏 饾棡饾棶 饾棤饾椂饾棻 饾棶饾椀 饾棪饾椂饾椏饾棶饾椀饾棶 饾棶饾槅 饾椂饾榾饾榿饾椂饾棸饾椇饾棶饾棶饾椆饾棶饾棶饾椈 饾棗饾棶饾棻饾椄饾棶 饾棜饾棶饾椈饾棶饾棸饾榾饾椂饾槅饾棶饾棻饾棶 饾槃饾棶饾棶饾槃饾棽饾槅饾椈 饾槀 饾棛饾棶饾棻饾椀饾椂饾槅饾棶 饾棨饾棽饾槅饾棷饾榿饾棶 饾棤饾棽饾棻饾椂饾棶饾椀饾棶;
Dadka Mediaha u Fadhiya Ganacsiyada waaweyn waa Dadka Masuulka ka ah Waxkasta oo kaso Muqanaya Ganacsigaas Barahisa Bulshada. Dadka Shaqadas ka Shaqeeya wa dad Expert ku ah Suqgeynta iyo Qoraal curinta

04/06/2026

饾棝饾棶饾椆饾椄饾棶饾棶饾椈 饾棲饾棶饾椈饾槀饾椈 饾槃饾棶 饾椌饾棶饾榾饾棶饾棷 饾椂饾椈 饾棶饾棶饾棻 饾槀 饾棶饾棻饾椄饾棽饾槅饾榾饾棶饾榿饾椂饾棻 饾椀饾棶饾棻饾椂 饾棓饾棶 饾榿饾棶饾椀饾棶饾槅 饾棨饾椉饾棾 饾棤饾棽饾棽饾椆 饾棝饾椉饾椉饾榾饾棽 饾槃饾棶饾槄 饾椄饾棶饾榾饾椉 饾棔饾椂饾椆饾棶饾棶饾棷饾棶饾槅饾棶.

02/06/2026

饾棲饾棶饾槅饾棽饾榾饾椂饾椈 饾棪饾棶饾椇饾棽饾棽饾槅饾椂饾椀饾椂饾椂 饾槀饾棿饾槀 饾棖饾棶饾棶饾椈饾榾饾棶饾椈饾棶饾棶 饾煭饾煹饾煱饾煷-饾煭饾煹饾煹饾煹
Waxaa Base u ahaa Markasta o uu Rabo in u Sameyo Xayesin
1: inu Sameyo Cilmi Baris
2: inu Macamisha ula Hadlo Si QOf Caqli leh o Kale

Ma ogtahay in xayeysiiskii caanka ahaa ee "Will It Blend?" uu si weyn u beddelay taariikhda suuq-geynta casriga ah?Shirk...
31/05/2026

Ma ogtahay in xayeysiiskii caanka ahaa ee "Will It Blend?" uu si weyn u beddelay taariikhda suuq-geynta casriga ah?

Shirkadda Blendtec halkii ay dadka uga sheekeyn lahayd awoodda blender-keeda, waxay go'aansatay inay tusiso. Waxay blender-ka ku rideen alaabo aan caadi ahayn sida taleefannada, iPhone-yada, kubbadaha golf-ka iyo waxyaabo kale oo dadku u maleynayeen inaan la burburin karin.

Natiijadu waxay noqotay malaayiin daawasho, sumcad caalami ah, iyo koror weyn oo iibka ah.

Casharka ugu muhiimsan? Dadku ma xasuustaan waxaad sheegto, waxay xasuustaan waxaad tusto.

Marka aad sameyneyso xayeysiin, isku day inaad muujiso awoodda badeecaddaada halkii aad ka sheegi lahayd oo keliya.

饾棗饾椀饾棶饾椏饾棷饾棶饾棶饾槄饾椉 饾槀 饾棾饾椂饾椆饾棽饾槅饾椈 饾棶饾槅饾棽 饾椆饾棶 饾棻饾椀饾棶饾棸饾棻饾棶饾槅 饾棓饾榾饾椂饾棿饾棶饾椈饾棶 饾槃饾棶 饾槀 饾棸饾棶饾椏饾棶饾椏饾棶饾槅Haben habenada ka Mid ah Mid saxibkeyga ah ayaan Wada fadhinay Goo...
30/05/2026

饾棗饾椀饾棶饾椏饾棷饾棶饾棶饾槄饾椉 饾槀 饾棾饾椂饾椆饾棽饾槅饾椈 饾棶饾槅饾棽 饾椆饾棶 饾棻饾椀饾棶饾棸饾棻饾棶饾槅 饾棓饾榾饾椂饾棿饾棶饾椈饾棶 饾槃饾棶 饾槀 饾棸饾棶饾椏饾棶饾椏饾棶饾槅

Haben habenada ka Mid ah Mid saxibkeyga ah ayaan Wada fadhinay Goob shaaxa Lagu Cabo 2 sacadod in la eg Marki aan Fadhinay oo sacaduna ku beegneyd 11:00PM ama habenimo ilaa iyo 11:30Pm ayaan kala tagnay aniga iyo saxibkey.
Xafadisa iyo Goobta an wada fadhinay waxay isku Jiraan 5 Wado.

Saxibkay wadada inta u soosocday asiga oo Maraya wado ka mid ah wadoyinka oo ahayd wado aad mugdi u ah isla Markaasna uu istmaalayay Mobile oo kaliya waxa uu arkayayna u ahaa Mobile ka u isticmalayay ayuu ka war helay dharbaaxo aan la aqoon mesha ay ka imatay weliba meelkale kagama aysan dhinicinee ee indhaha ayee toos u abaartay, saaxibkey hadii u hortiisa firiyayna u is dhahay hubi waxa ku dilay ayuunbuu arkay Gabar hortaagan oo careysan Marka uu weydiyay sababtana Waxa ay kala dul dhacday Aflagaado iyo Qeyli.

Ninki sxbkey ahaa Marka u u adkesan wayay Qeylida Gabadha waxa uu fiiriyay dhinacyadiisa asigo isleh ame dad inte kugu so baxaan kadibna ay tiraahdaa ninkaan ba i dulmiyay oo eed laguu racdaa. Saxibkey asigoo waxba muran kale Galin ayuu cagaha wax ka dayay oo Lugahiisa ayuu ku soo baxsaday. Illaa iyo hada Ma garanaayo waxa Lagu DiLay馃槄馃槄 Adiga Madama a so aqrisatay shekada hadii sidaan ay ku qabsato Maxaad sameyn Lahayd

饾棝饾棶饾棷饾椉饾槃饾棿饾棶 饾棻饾椀饾棶饾椆饾椂饾椈饾槅饾棶饾椏饾棶饾棻饾棶 饾椂饾槅饾椉 饾棲饾棶饾椌饾椂饾椂饾椌饾棻饾棶 j饾椂饾椏饾榿饾棶in badan o ka Mid ah dhalinyarada Waxa lagu Guubaabiyaa xirfad Baro  xirfadaha  u...
27/05/2026

饾棝饾棶饾棷饾椉饾槃饾棿饾棶 饾棻饾椀饾棶饾椆饾椂饾椈饾槅饾棶饾椏饾棶饾棻饾棶 饾椂饾槅饾椉 饾棲饾棶饾椌饾椂饾椂饾椌饾棻饾棶 j饾椂饾椏饾榿饾棶
in badan o ka Mid ah dhalinyarada Waxa lagu Guubaabiyaa xirfad Baro xirfadaha ugu badan ee laga Gadana waxaa kow ka ah Graphic Design Baro ayado la baraayo Adobe ps iyo adobe illustrator. Laakin xaqiiqda Jirta ayaa ah in Graphic Designers ka ay baahida Loo qabay ay sii yaraneeso oo Uu Market Fican ka Jirin sababtoo ah Shaqadaas waxa la wareegay Hada AI sida kaliya ee aad wax ula qeybsan kartidna wa in aad taqanid kaliya Sida Loo Qoro Promt oo Fikradada aad 1 Minute ugu badali kartid sawir ama design Sax ah. Kaliya ku Quus qaado Maanta oo ah EID ARAFA Mdqqo Post oo AI ah ayaad ku aragtay Social Mediaha. HADABA saxib Graphic designer Godkaaga Biyo ayaa kuugu soo GALAY ee Lasoco cilmiga AI

EID Wanagsan
27/05/2026

EID Wanagsan

18/05/2026

饾棖饾棶饾椌饾棶饾棷饾棶饾棻 饾棯饾棶饾椆饾棷饾棶 饾槃饾棶饾槄饾棶饾槅 饾椆饾棽饾棽饾棻饾棶饾椀饾棶饾槅 饾棲饾棶饾椆饾椄饾棽饾棻饾棶 饾椉 饾棥饾椉饾椌饾椉饾椈 饾椄饾棶饾椏饾棶 饾棪饾椀饾棶饾椌饾椉 饾棶饾棷饾槀饾槀饾椏
Muuqaalkaan Waa Qeyb ka Mid ah Warbixn aan Kasoo Diyaariyay Degmada Afgooye oo aan Kaga so waramay Warbixino Ku saabsan Beeraha, wabiga iyo Qeybo Ka Mid ah Xirfadleyaasha Degmada Afgooye kala Soco Youtube https://www.youtube.com/

3ddex Bil oo abaar toos ah inta ay socotay 1 gaari oo rashin ama daawo waday lama arkin hada oo u bilowday roobki baa wa...
15/05/2026

3ddex Bil oo abaar toos ah inta ay socotay 1 gaari oo rashin ama daawo waday lama arkin hada oo u bilowday roobki baa waxay naleeyihiin waxaan ka gudonay raashiin.

Adres

Poprawna 140
Warsaw
03-984

Ostrze偶enia

B膮d藕 na bie偶膮co i daj nam wys艂a膰 e-mail, gdy Ahmed Abdikarim umie艣ci wiadomo艣ci i promocje. Tw贸j adres e-mail nie zostanie wykorzystany do 偶adnego innego celu i mo偶esz zrezygnowa膰 z subskrypcji w dowolnym momencie.

Udost臋pnij

Kategoria