Xog Media

Xog Media Warar Dhexdhaxaada xili kasta iyo goor kasta

26/05/2025
12/04/2025

Xog xasaasi ah Xaalada Laascaanood oo caawa cirka isku shareertay Hadalka Xasan sheekh Ayaa Jawiga Caawa badelay Gal dagaalka oo xabsi guri ku jira, garaad mukhtaar oo Facebook ka barooranaya..... see more

12/04/2025

Bal Eeg Farxad wajigeeda ka muuqataa Hablaheena Allow Dhawr Landers-kow muuqaalka Fogeeyaa 💚🤍❤️

12/04/2025

Degdeg jilaa darajo xoga xasaasiya sheegtey iyo arimo waaweeyn oo la qorsheynayo.... see more

08/04/2025

Aragagax Labo wiil hoog baa isku helay meesha

keebaa ku leh ?

08/04/2025

Wiilashii gacanta fududaa ee SSB iyo Ciidamada Militeriga Somaliland ayaa hada gacanta ku dhigey Gaadiid dagaal... see more

08/04/2025

Amar danbe oo Hargeisa laga sugayaa ma jiro dalka waa la difaayaa Awood Ciidamada Qaranku Socotaa ..... see more

08/04/2025

Buqdharkeyn Jawiga dagaalka ayaa hada sii xumaadey waxaa kusoo biirey dagaalka Ciidamada Qaranka... see more

08/04/2025

Dagaal xoogan ayaa ka socda hada inta buqdharkayn iyo yayle u dhexaysa. Dagaalka ayaa ka bilaamay markii saaka ay ciidamada nabad diidka ahi soo weerareen xoolo ka cabaya berkadaha buqdharkayn, taa bedel keeda ciidmada SSB. Ayaa kala hortegay iska caabin xoogan wana la riixay welina waa socdaa dagaalku.

Wixii ka soo kordha halka kala soco

08/04/2025

Ciidankii ugu tirada badnaa ee Xeryaha Tababaradda Dalka Gaadhaya Sidoo kale Cutubyo kamid ciidamadii madaniga ayaa Qayb ka.....see more

08/04/2025

Cajiib Dhaamaan dufcaddii labaad ee Xoogaga Ciidamada Madaniga ayaa saaka ciidamada Qaranku ku shubeen Heryaha Tababarada bixin... see more

08/04/2025

Ciidankii SSB Qayb kamid Ciidamada Madaniga ee beesha Habarjeclo ee shalay la qaranmeeyey ayaa manta lagu buufiyey astaantii Ciidmada Qarank ee dacawadu ku sawirayd oo Qaran lagu sawiray🦊

Address

Doha

Telephone

+97431077835

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog Media:

Share