Qaran,doon media

Qaran,doon media shisheeye dhulkaga doonaya bad kaliya kuma qanco

Permanently closed.
πŸ˜€πŸ’”
23/08/2024

πŸ˜€πŸ’”

23/06/2024

Nin waalan ooqawqn wa la arkay Lkn naag waalan oo qawan mxa lo arki wayeyπŸ€—πŸ€£πŸ€”

Sidii Mohamed Yusuf Bakayle waa inaa beenta barta si aan 1milyan ugaro hanpalyo legend bulashada somaliyed boosweyn oo m...
15/02/2023

Sidii Mohamed Yusuf Bakayle waa inaa beenta barta si aan 1milyan ugaro hanpalyo legend bulashada somaliyed boosweyn oo midnimo ugu jirta πŸ‘‹πŸ™πŸ‡ΈπŸ‡΄

qof liverpol taagera soqabo lol πŸ˜†  kadib kuqosal Idris Alteeso πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
23/08/2022

qof liverpol taagera soqabo lol πŸ˜† kadib kuqosal Idris Alteeso πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

H**e ayuu u yidhi AHN Abwaan Hadrwaawi; Kuwa ii hanweynowMarka aad i hoysaanHogga ii bannaysaanWaa in lay hogtaayooHiil ...
18/08/2022

H**e ayuu u yidhi AHN Abwaan Hadrwaawi;

Kuwa ii hanweynow
Marka aad i hoysaan
Hogga ii bannaysaan
Waa in lay hogtaayoo
Hiil waxan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xusuusta
Hebel lay yidhaahdaa.

β€ŽΨ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†!

Maalmihii Hadraawi

https://sweatco.in/i/abdirahmanjamam20466342047 Check out this free app β€” It Pays to Walk 🚢socodkaga lacag kasame kudhuf...
04/08/2022

https://sweatco.in/i/abdirahmanjamam20466342047 Check out this free app β€” It Pays to Walk 🚢

socodkaga lacag kasame kudhufo link lasodag waxi cawimada ilaso xarir

Join our 100M+ users to become part of the movement economy. Sweatcoin app converts your steps into sweatcoins β€” virtual currency that you can spend on products and services. It Pays to Walk.

aduun waxaan joognaa Carab Saalax ay iska casilaan Mid kamida Wasaaradaha ugu awoodda badan ama tan ugu fiican la dhihi ...
03/08/2022

aduun waxaan joognaa Carab Saalax ay iska casilaan Mid kamida Wasaaradaha ugu awoodda badan ama tan ugu fiican la dhihi karo, iney wasiir ku xigeen ka noqdaan, hada ogoow waa wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga
halka beelihi waaweynaa, wasaarado aan waqtigaan shaqeynin inta lagu taxay ay isaga qanacsanyihiin

waxaa la sheegay kuwa Ceyr oo Guriceel ugu dabaal dagay wasiir ku xigeenka Korontada iyo biyaha

Mareexaanki xalay dhan cayaal weero sidi lagu soo afjari lahaa ay ka fakaraayeen

Xawaadle wuxuuba fahmi la'yahay Batroolka la sheegayo, waxaa umaleeynaa kaalmaha shidaalka iney dhihi doonaan anagaa baad ka qaadaneyno

Murusade meel ay wax ka bilaabaan ay garan la'yihiin, cadaaladda la sheegayo ay maalin cad toosh ku raadin rabaan, iney toos u waalan doonaan u badantahay

xagaa kasta bilayar cusub oo qaab ciyared wanagsan ayay sodhelsisa hanpalyo bilayarkan tacsi iyo hanbalyo iswadata udr
24/07/2022

xagaa kasta bilayar cusub oo qaab ciyared wanagsan ayay sodhelsisa hanpalyo bilayarkan tacsi iyo hanbalyo iswadata udr

uyeer saxibka mesha kakacdheh
23/07/2022

uyeer saxibka mesha kakacdheh

Ma ogtahay siyaad barre oo wadanka haystay 21 sano in uu Dalka ka Baxay Kaliya 35 jeerMase ogtahay Madaxweyne xasan shee...
21/07/2022

Ma ogtahay siyaad barre oo wadanka haystay 21 sano in uu Dalka ka Baxay Kaliya 35 jeer

Mase ogtahay Madaxweyne xasan sheekh mudo xileedkiisii H**e ee 2012 - 2017 in uu Dalka ka Safray 482 jeer

Hadana isagoo 66 Maalin Jooga ayuu Galay safarkiisii Lixaad.

Address

Doha

Telephone

+97477410231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran,doon media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share