SYL Somali TV

SYL Somali TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL Somali TV, Media/News Company, Al Qunfudhah.
(1)

SYL Somali Tv waa warbaahin madaxbanaan oo ka howlgasha Soomaaliya, waxayna si hufan uga hadashaa arrimaha siyaasada, amaanka, Bulshada iyo dhacdooyinka Caalamka.

22/07/2025

DEG DEG: Xaalada Balad-Xaawo oo qasan, Risaas culus oo la maqlayo iyo Cabdirashiid Janaan oo wata Ciidamo hubeysan ayaa ka dagay.

22/07/2025

RW XAMSE" Walaaleheen Somaliland waa Jecel nahay k**a Xishooneyno Mana aqbaleyno iney naga Go'aan.

21/07/2025

DEG DEG: Guddomiye Muungaab oo joojiyay dhul b**b lagu hayay ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.

21/07/2025

Wareysi Dhame Cabaas Nuur" Meydad Alshbb ayaa daadsan Deegaanka Qoordheere, Reer Raaga-Ceelle igu soo orod maahin"

21/07/2025

DEG DEG: Ciidamada Deegaanka ee Degmada Raga-Celle oo Alshbb dagaal uga saaray Qoordheere iyo Wararkii ugu dambey Khasaaraha.

20/07/2025

DEG DEG: Go"aan Culus oo ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddomiye Muungaab oo sheegay in la furaayo Waddoyinka Xiran ee Caasimadda.

20/07/2025

XOG CUSUB: Puntland oo War la yaab leh soo saartay, Dad shacab ah oo b**bay Hubkii saarnaa Markabkii ku soo wajahnaa Muqdisho.

20/07/2025

XOG: Saraakiil Turki ah oo ku wajahan Boosaaso iyo Xiisada Markabkii Hubka siday oo waji Cusub yeelatay.

20/07/2025

Agaasime Mahad Baraawe" Guriga Shaatax ayaan isugu tegi doonaa hadii Raali-gilin laga waayo, Hal xaraan ah ma dhasho Nirig Xalaal ah.

19/07/2025

DEG DEG: Saciid Deni oo aqbalay fariin uga timid Dowladda Turkiga iyo Markabkii hubka Culus waday oo lagu arkay Xeebaha Magaalada Boosaaso.

19/07/2025

Nabadoon Xaad "Cid la qasbay ma aragno ee wax dooro ama halagu doorto"

19/07/2025

XOG DHERAAD AH: Cilad ayaa qabsatay Markabkii hubka siday ee Puntaland gacanta u galay, Jawaabta dowladda laga sugayo iyo Wararkii ugu dambeeyay.

Address

Al Qunfudhah

Telephone

+252612250193

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share