Beesha Sacad oo si cad u sheegtay in aysan ka baxeyn dhulka dab-damiska iyo wasaarada Howlaha guud.
Dhacdo Naxdin leh ciyaal weero Toorey si arxan daro ah ugu dishay wiil bajaajle ah iyo qosyskiisa oo cadaalad dalbaday..
Hoos nagu la wadaag Fikirkaaga
Dhacdo Naxdin leh Ciidanka ATMIS oo mooto Bajaaj iyo muwaadinkii watay ku jiiray Muqdisho.
Fadlan Fallow dheh Page-kan si aad u hesho dhacdooyinka degdega ah.
Sayid Cali "Sababta aan xukunka racfaanka ugu qaatay
waa in la igu xad-gudbay oo la igu tilmaamay dilaa xaaskiisa dilay".
Wararkii ugu dambeyay khasaaraha ka dhashay shil maanta ka dhacay Muqdisho oo sii kordhay.
Dhaqanka Habargidir oo dhaar ku maray in ay dagaal kala hortagi doonaan cidkasta oo isku daydo in ay kiciso dadka dagan Dabdamiska.
Sii faafi muuqaalka oo aragtidaada hoos nagula wadaag
Howlgal culus oo laga sameyay Sh/hoose iyo amaro adag oo la dul dhigay Hey'adaha amniga.
Fadlan Sii faafi muuqaalkan oo gaarsii cida uuu quseyo
Ragga iyo dumarka is ruxaya ee Tiktok-ga iskaga duubaya masaajida waxaan leenahay ilaahey ka xishooda."
Sheekh Maxamed Macalin Abshir
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay faragelinta Itoobiya xili ay Puntland heshiisyo la soo gashay dalkaasi.
NISA oo hogaan cusub yeeltay Mahad Salaad oo macsalaameyay iyo Sanbaloolshe oo lumiyay kursigiisi Golaha Shacabka.
Diinsoor oo nabad ah waxay u dhigan tahay Koonfur galbeed oo nabad ah adiga qeyb haka noqon barakacinta bulshada ee noqon nabad raadiye
Waxaa halkaan baq ugu direyaa belaah isku dagalaya degmada Dinsor allow dhaxdooda nabad dhig Ayey dhahday Xilibanad Aamino Abdihfid
DEG DEG DAGMADA DIINSOOR OO XALADEDA SI XUMANEYSO
Suldaan Gargaduud "Puntiland waxa ay ka xanaaqeen in Gabar Habargidir ah ay sameysay Dastuurka dalka iyagana Ilhaan Cumar ha u sameyso."
Fikirkaaga Hoos Ngaula wadaag Fallow Dheh -Page-kan
Wasiir Al-cadaala "Kuwii iyaga oo xukunka haya xabada ka riday madaxtooyada waa kuwa dhahaya qarankaa qatar la galinyaa"
fikirkaaga Hoos Ngaula wadaag
Barnamijka Bisha Ramadan iyo Suaal Weydinta
barnamijka Ramadanka Waxa ku guleysatay 5$
Naxdin iyo Murugo qoyska Guddoomiye Boorow oo ilmeynaya kadib markii gurigiisa lagu dhax Tooktay.