SYL Somali TV

Call Directions

SYL Somali TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL Somali TV, Media/News Company, جدة, Jeddah.

SYL Somali Tv waa warbaahin madaxbanaan oo ka howlgasha Soomaaliya, waxayna si hufan uga hadashaa arrimaha siyaasada, amaanka, Bulshada iyo dhacdooyinka Caalamka.

07/10/2026

"Macalin Mahdiyoow soo qabo Ninkii bananka la soo istagay Alshabb inaan la heshiino waa sharci Xasan Sheekhna dalka waa laga qabanaa"

Nabadoon Abaabul.

07/10/2026

Nabadoon Abaabul “Dalka Masas jiifo ayuu ka socon weysan yahay ee hala qabto.”

06/10/2026

DEG DEG: Alshabb Horjoogihii Qaraxyadii Soobe kun iyo shan boqol oo qof ku Xasuuqay oo si xun loo dilay iyo Guusha Ciidamada NISA

06/10/2026

XOG: DF oo heshay qorshe halis ah oo ay wadaan Mucaaradka iyo Talaabooyin culus oo la qaaday

05/10/2026

Dhismaha saldhiga Dayax-gacmeedka oo si xawli ah uga socda Sh/dhexe, madax sare iyo Saraakiil Turki ah oo gaaray, sidee wax u socdaan?

05/10/2026

Maxaa ka cusub degmada Shangaani? Gobolka Banaadir oo ka fuliyay Mashruucii ugu weynaa~Biyo mareeno casri ah ayaa la sameeyay

05/10/2026

Agaasimaha howlaha Guud" Biyo mareeno-casri ah ayuu Maamulka Gobolka Banaadir u dhisay Shacabka degmada Shangaani wana Guul la taaban karo".

DEG DEG: Dalalka Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Sudan ayaa gaaray heshiis weyn oo toos u taabanaya Itoobiya, qodobada wa...
04/10/2026

DEG DEG: Dalalka Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Sudan ayaa gaaray heshiis weyn oo toos u taabanaya Itoobiya, qodobada wadamadan ay isku afgarteen waxaa kamid ah:-

Isticmaalka, maamulka iyo leexashada Webiga Nile aan cid laga aqbali doonin.

In dal aan xuduud la laheyn Badda Cas aan loo ogolaan doonin in uu faragalin ku sameeyo ama qeyb ka noqdo wadatashiga aayaha Badda Cas.

04/10/2026

DEG DEG: Ciidamada Xoogga dalka oo ku wajahan Togdheer, qeybta 26-aad oo la dhameystiray iyo Gaashanle lagu soo tababaray Eritrea oo…

04/10/2026

DEG DEG: Hub culus oo lagu Wareejiyay Ciidamada Macawisleyda beesha Cabdiraxmaan Saleemaan" Shirib Cajiib ah Senator Samsameey Sanad gashow Saldanadaada waa Saxiix.”

Address

جدة
Jeddah

Telephone

+252612250193

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share