Mohammed Qadar Abdi

Mohammed Qadar Abdi Mohammed Qadar Abdi, journalist, storyteller and blogger. Please stay with me.

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa Sidow Haji Maye Ali oo difaacday buuggiisa qalin jabinta heerka labaad ee Cilmiga Makta...
23/05/2026

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa Sidow Haji Maye Ali oo difaacday buuggiisa qalin jabinta heerka labaad ee Cilmiga Maktabadaha iyo Macluumaadka ee Jaamacadda King Saud.

Guushani waxay miisaan weyn u leedahay Soomaaliya; cilmigan waa laf-dhabarta kaydinta taariikhda, agabka aqooneed, iyo casriyeynta xogaha qaranka, waana takhasus ay dadka bartay dalkeenna aad ugu yar yihiin maanta.

Aqoontaada waxay dalka u tahay fure loo oomanaa oo wax weyn ka beddeli doona dib-u-dhiska maktabadaha iyo badbaadinta xogaha qaranka.

Eebbe aqoontaada ha kuu barakeeyo, dalka iyo dadkana ha uga dhigo mid waxtar u horseeda! 🎓✨

22/05/2026

2024- Macallinkii Qur'aanka baray ayay geyeen xajka

Sheeko Cajiib ah - Danyarta Muqdisho oo Hagbad ku iibsaday dhulal !
28/03/2026

Sheeko Cajiib ah - Danyarta Muqdisho oo Hagbad ku iibsaday dhulal !

28/03/2026

Gaariga dhuxul ku socda, badalkii shidaalka

21/03/2026

Safarkii Cabsida iyo Damaashaadka Nimow

22/02/2026

Markii iigu horreysay oo aan tagay Balcad

16/01/2026

Ma xasuusataa halkii aad ku baratay dabaasha?

16/01/2026

Haweeney jaahil loogu yeeri jiray oo ku guuleysatay imtixaan

15/01/2026

Timojaraha ragga badiilka timaha ugu jara

15/01/2026

Farriin gacal tooyo oo ka timid walaalaha reer Falastiin

Address

King Abdullah Road
Riyadh
11362

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohammed Qadar Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohammed Qadar Abdi:

Shortcuts

Share